dahabshiil

War Deg Deg Ah::Col Caare Oo Hada Weerar Culus Ku Qaaday Ciidamada SNM Iyo Dagaal Ka Socda Ceryaan .

Dagaal Culus Oo la isku Adeegsanaayo Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa Ka socda Degaanka ceryaan oo 120 km u jirta magalada ceerigabo.

 

Dagaalkan Hada Socda ayaa waxaa qaaday ciidamada Kornayl caare oo kamid ahaa maleeshiyaadka SNM Dhawaana ka Goostay kuna Biiray Ciidamada Habar yoonis.

 

Caare iyo maleeshiyaadka Uu wato ayaa Weerarkaasi ku eekeeyay Guuto Ciidan Ah oo U Badan Beesha habar jeclo.

xaalada Deegaankaasi ilaa hada lama oga wax khasaare ah madaba xiligu yahay Sax dhexe.

Wixii Soo Kordha La soco khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Iska says:

    Beena ta jojiya




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...