dahabshiil

Deg Deg:Dawladaha Turkiga iyo Qatar Oo Somalia 8-Sideed Diyaaradood Ugu Deeqay,

Wararka Ka imaanaya Dalka Turkiga ayaa sheegaya in Dalalka Turkiga iyo Qatar Ay Ugu Deeqen jaamuuriyadda Soomaaliya Deeq Diyaarado ah oo Dhan 8 xabo.

 

Kulan madaxweyne Farmajo la qaatay Madaxda kala duwan Ee Dalalka Labada dhinac  Qatar iyo Turkiga ayay si buuxda labaduba usheegen in Dhawaan La soo saari Doono Diyaarado ay Ku Bufisan yihiin Astamaha qaranka soomaaliya Sida calanka iyo magaca Somalia.

 

Talaabad labada dal qaaden Ayaa ah mid Guul u Ah soomaaliya Islamarkaana Dhabar jab weyn ku Ah Wadamada Cadowga Ku ah Wadankeena,

 

Wixii Soo kordha Kala Soco Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    KANAXOW NAFTA WAA.
    GUUÙUUUUÙUUUUUUUUUUUUUUL
    FEDERAALKA BARAKEEYSAN




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...