dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Wararkii Ugu Danbeeyay Jiida Tukaraq iyo Gurmad Garoowe Ka yimid.

Waxaa cakiran oo Cabsi xoog leh Ka taagan tahay jiida Hore Tukaraq oo ay Isku Horfadhiyaan maleeshoyaadka SNM iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaalada Deegaanka ayaa ah Mid Adag iyadoona dhamaan shacabkii Ka Aag dhawaa jiidaasi ay isaga qaxen islamarkaana baneeyen inta u dhaxaysa iyo inta u dhow labada Col.

 

Dhanka garoowe ayaa saacadihii u danbeeyay waxaa uga imaanaayay Ciidamada Puntland gurmad Xoog leh oo isugu jira caafimaad iyo Sahay  iyo Saanad Dagaal oo aad u badan.

 

Markasta waxaa la filan kara dagaal Ka qarxa Deegaankaasi iyadoo qorshaha dagaalkan Uu Doonaayi c/wali gaas in uu ku beego Kalfadhiga Barlamaanka puntand Ee  Bisha Lixaad Ka hor inta uusan qabsoomin si aan loo kala dirin Xildhibaana  Wakhtigoodu dhamaaday Xukumada Gabalkeedu Dhacay ee gaas,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Binary Operation says:

    majeerteen iyo wixii la socday waa la jabiyay ciidanka qaranka somaliland wuxuu haadan kusii jeeda deegaanka buurowadal oo madaxa ku haysa tuulada garoowe.

    adkaysta, naaga yahow. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    khaakhtufuu kolkay khaatumo socon wayday sheekadii daroodism bay keentay, sow ma ogid majeerteen waa naagihii laascaanood carar ugaga baxay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    garoowe baa loogu galaya dhabayaco, hadii ay soo wadaan mid kale doorkan.

  2. xamdi says:

    binary beenjoni walee idoor baa jabay ilaa daba qodhiig lama arag baa lagu dhigayjaab iyo.halag

  3. xamdi says:

    binary beenjoni walee idoor baa jabay ilaa daba qodhiig lama arag baa lagu dhigayjaab iyo.halag




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...