dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Shrkii Maamulada Ee Baydhaba Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay Maamulada Daaroodka iyo Hawiyaha Oo Kala Saftay iyo Shariif Zakiin Oo Dhex Taagan,

Waxaa isa soo taraayo in khilaaf hadheeyey shirka maamul goboleydyada uga socda magaalada Baydhabo iyadoona lagu murusan yahay war murtiyeenta laga soo saari llaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxda maamul gobeelyada ayaa u kala qeybsamay Gaas iyo Ahmed Madoobe oo isku dhinac ah halka Xaaf iyo Waare oo dhinac noqday halka uu dhex dhexad ka yahay shariif Sheikh Adan.

 

Murka labada koox ayaa yimid markii Gaas iyo Ahmed Madoobe soo jeediyeen in dowlada Soomaliya la dhaliilo taa oo ka biya diideen Xaaf iyo Waare

 

Xaalka is qilaafka maamul goboleeyada ayaa la ogeen waxa xiligaan ku soo aadiyey qilaafkooda madaama dhowr bil ka hor i sku koox ahayeen dowlada Federaalka Mucaradsan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Aduunyada maanta says:

    Bom oo hadana bom been baad barteen kkkkkkkkkkkkk




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...