dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalkii Tukaraq,

Kadib Weerar maanta ka dhacay Magaalada Tukaraq una dhexeeyay maleeshiyaadka Somaliland iyo puntland islamarkaana sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac ayaa dhanka Somaliland waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Horgal Baashe Maxamed Faarax oo sheegay in Maleeshiyaadka SNM Ku Filan yihiin Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka kale Taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland General Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) oo faahfaahin aan la duubin siiyey mid kamid ah suxufiyiinta ku sugan deegaamada Puntland ayaa xaqiijiyey in rasaastaasi ay saaka dhacday uusanna jirin khasaare wayn oo ka dhashay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Hassan says:

    Waa siyaasada qabiilka iidoorka ogaan bay Horgal-ka uGu dhiibayaan makaroofanka

  2. Maygaagle says:

    Khaatumo news waa isha wararka aan ku tiirsanahay waanan soo dhoweynayaa inaad in hawada aad ku soo labaataan




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...