dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Midnimada Soomaaliya Shuruud Ku xidhay?

Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliland, wuxuuna sidoo kale farriin u diray madaxda dowladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu baaqay madaxda ugu saraysa dowladda Soomaaliya iyo madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay ugu horayn saxaan khaladaadka dhexdooda ah kana shaqeeyaan midnimada Soomaaliya iyo horumarka iyo ammaanka si midnimo u timaado.

 

‘Adduunku waa wada midoobayaa dadbaana waxaay leeyihiin maanta Soomaaliya ayaad ka go’deen, Soomaali midnimadeeda anagaa horseednay awoowayaasha iyo aabayaasha ayaa u dhintay Muqdishaa laga aasaasay midnimada Soomaaliyeed Soomaali jacayl kow baanu ka nahay Wiilasha Xamar leh midnimada Soomaaliya waa muqadas midnimadu iyo maxay Soomaali uga go’ayaan, wixii aad geysateen iyo waxaad dumiseen iyo tala xumaanta maanta aad kujirtaan iyo tan gudihiina taalla nin arkayaa idiin imaan maayo”

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. laascanood man says:

    hhhhhhhhhhhhhhhhh saca biha diidaa sadax maalin haduu qado sanduluu ku soo noqon

  2. Yusuf says:

    Jiritaanka Somaliland waa muqddas aan ka soo noqsho danbe lahayn ee riyada ka toosa wiilasha Xamar joogoow.

  3. qaybdiid says:

    Fadlan, doqonimo hadalka iyo iska ilaaliya waxa ummadda kala dilaya. Muuse Biixi wuu ka run sheegay,haaweyda gacanta sadexaad ku shaqaysato ee dila Somalinimada. Somaligu meel kasta uu jooggo waa Somali waana walaalo, waqtigii la midoobi lahaa waa la jooggaa.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...