dahabshiil

Daawo Video:Qiso yaab Nin cabay khamro kana shakiyay in uu furay xaaskiisi,

Sheekh Xasaan  Oo kamid ah Culimada soomaaliyeed reer kenya gaar ahaan nairobi ayaa Ka Waramay Qiso Dhexmartay Nin cabay Khamro islamarkaasna ka shakiyay In uu Furay Xaaskiisi kadibna culimo u tegay kuna yidhi shakiga ayaa igalay ee ma iga furan tay xaasku mise waa u xidhan tahay anigoo cabsan ayaan ka shakiyay in aan  furay xaaske.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sh xasaan ayaa yidhi waxaa uu la kulmay ninkaasi caamayga ah sadex culimo kii ugu horeeyay waxaa uu ku yidhi shaki kaga furmi mayso xaasku ee ka soco mar hadadan furin adoo miyirkaaga iyo maankaaguba joogo,sheekhi  labaadna waxaa uu yidhi hadad ka shakiday inaa furtay hadaba u niyood inaa soo ceshaday oo aniga i markhaati gasho,kii sadexaadna waxaa uu ku yidhi hadaa ka shakiday inaa furtay si shakigu kaga hadho hada fur oo hada soo cesho.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...