dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,

Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ayaa ka hadlay xadhiga boqor buur madow iyo hadalkii dhawaan ka soo yeedhay wasiir dawlaha imaaraadka,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saleebaan gaal ugu horeen ka hadlay hadalkii wasiir dawlaha imaaraadka ee ahaa inaysan wax xidhiidh ah ka dhaxayn imaaraadka iyoΒ  maamulka somaliland islamarkaana aysan aqoonsaneen maamulkaasi ayaa saleebaan gaal sheegay hadalkaasi in uu yahay dhab islamarkaana cid aqoonsan aysan jirinΒ  somaliland.

 

Ugu Danbayntiina waxaa uu ka hadlay dhawaaqi gudoomiye crro iyo xadhiga buurmadow oo usheegy in sharciga loo siman yahay,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Lafaruugaawi says:

    Hhhhhhh
    Saleebaan Nuur run πŸƒ buu sheegay iyo Faqasheey hodhodhoo.
    Viva Republic of somaliland.

    • Waran says:

      DHALFARUUGAAWI
      ADEERKAA SALEEBAAN GAAL HADALKUBA KASOO BIXIMAAYO EE XAGEE BUU NEEFSANAYAA MA SIDAADUU CUDURKAAGII YEESHAY

  2. geele says:

    saleebaan gaal waa odey weyn oo munaafaq ah waaragii dagaaladii sokeeye ee somaliland ka qayb qaatagy ayaan darada soomaliland waxa ka madaxweyne ah muuse shaani oo dagaal ooge ah guurtida waxa u gudoomiye ah saleebaan gaal oo isna dagaal ooge ah .shacabka somaliland waa shacab habaar ku dhacay waayo
    kuwaasiba madax uma noqdeen

  3. Lafaruugaawi says:

    πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ˜πŸ‘ŽπŸ‘ŽπŸ‘Ž Faqash Faqash illayn waa Faqashuun iyo doonfaaradii πŸ–πŸ–πŸ·πŸ· xaarka cuni jirey abidkood ma doorsoomaan oo 2018 cid walba u jabay oo la addoonsado SLAVING TRADE LABA KUN IYO SIDDEED IYO TOBANKA CEEBAY TACAAL IYO FAQASH BILAA DHIIGA πŸ’ƒπŸ’ƒπŸ’ƒπŸ’ƒ HAYSKA NIIKIYAAN ILLAY AWOOWYAASHOODBA DHIIQADA WABI SHABEELLE IYO JUBBA AYUU TALYAANI KAGA TALLAABI JIREE INTUU SII JEEDIYO OO BEERKA U SEEXIYO..
    VIVA JAMHUURIYADDA SOMALILAND.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays MaletariΒ  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...