dahabshiil

War Deg Deg Ah:Imaaraadko Yidhi”Waanu Joojinay Tababarkii Ciidanka Somalia’

Sida lagu daabacay Wakaalada wararka ee Imaaraadka Carabta ee WAM dowladda Imaaraadka Carabta ayaa gebi ahaanba joojisay tababarkii ay siin jirtay Ciidamada Soomaaliya,iyaga oo sida la sheegay kaga jawaabayey falkii 8-dii Bishaan lagula wareegay lacag dhan 9.6 Milyan oo dollar oo Garoonka Muqdisho lagu qabtay,isla markaana ay dowladda Soomaaliya la wareegtay.

Warka ayaa waxaa lagu sheegay in imaaradka uu joojiyey tababarkii mudada uu ka waday Saddex Xeryo ciidan oo ku yaalla Muqdisho iyo Puntland,halkaas oo ay ka soo baxeyn ciidamo aad u farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Wasaaradda Arrimaha Dibada Imaaraadka ayaa horay u cambaareysay la wareegitaankii lacagtii ay lahaayeen,waxa ayna sheegeen in ay tababareen 2407 oo askari,isla markaana ay bixin jireen mushaaraadkooda.

Warka kas oo baxay dowladda Imaaradka Carabta ayaa ku soo aadaya xili maalin ka hor Garoonka Diyaaradaha Boosaaso mudo Saacado ah lagu xanibay Diyaarad qaadi laheyd Saraakiisha Imaaradka ee tababarka u joogay Puntland wallow markii dambe ay Garoonka ka dhoofeen.

Sidoo kale 11 Bishaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya la wareegeyso Ciidamda Imaaradka uu tababaray eek u sugan Muqdisho.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Ceerigaabo man says:

    UAE welcome to berbera .faqashtii caloosha xanuunaysa .oohinta qarsada. Yaa kastuumo. Guuuuul somaliland. Snm iyo isaaq. Kkkkkkkkkkkk

  2. Lafaruugaawi says:

    Allaw aan nala gumaysan iyo maandhaw cayaayirka iga daa carabi waa ❓naage .no bush up 👆 iyo Talyaanigii dhiiqada webiyada kaga tallabi jirey .
    Commandoska somaliland iyo soomajeestayaasha dalkooda ilaaliya iyo Allow u siyaadi .

  3. Yusuf says:

    Hadaba de xaarkiina cuna Soomaaliyaay,kkkk.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...