dahabshiil

Deg Deg Dhagayso:Cabdiweli Gaas oo War Cad kasoo saaray Xidhiidhka Puntland iyo Imaaradaka Carabta

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay inuu xumaaday xiriirka Imaaraadka Carabt iyo maamulka Puntland.

HALKAN KA DHAGAYSO

Isagoo mantasShir ku qabtay Xeradda Ciidamada Badda Puntland ee ku taalla duleedka Magaalada Boosaaso oo ay ka howlgalaan ciidamada Imaaradka ayuu faahfaahin ka bixiyey wararka sheegaya in dowladda Imaaraadka Carabta ay saraakiishii tababaryaasha ciidmada kala baxday degaanda Puntland.

 

Gaas ayaa sheegay in Puntland iyo dowladda Imaaraadka Carabta uu ka dhaxeeyo xiriir wanaagsan oo ku aadan horumarinta Puntland iyo iskaashiga milateri, isla markaana aysna waxba ka jirin in Garoonka Boosaaso ay ka baxeen tababarayeyaal u dhashay dowladda Imaaraadka Carabta.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa caddeeyay in Puntland ay sii wadi doonto wada shaqeynta dowladda Imaaraadka Carabta. Isagoo warar been abuur ah ku tilmamay in Saraakiil Imaaraad ah oo lagu dhibaateeyay Garoonka Boosaaso.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. J f m says:

    Sax lkn tolow imaaradku ma yeeli doonan

  2. Lafaruugaawi says:

    Maxaa wacay ?Maddiiddo iyo way qataaran yihiin faqash faqash 5 maamul Xaasid baa loo kala geestee iyo qarax joogta ah iyana Qaranka somaliland ee xorta ah ayay ku qarwaan.
    Viva Republic of somaliland.

  3. Yusuf says:

    Waar Majeerteenoow diida cadka quudheed ee uu ninkani gadhka qabsanayo Imaaraadka la coloobey Somaliya mise waxaad tihiin Itoobiya. Waar iimaanka xejiso oo raac madaxweeynahaaga ileeyn adigu waxaad tahey Badhasaabka gobalkee.




Deg Deg Daawo Sawiro::C/wali Gaas Booqday Qabriga Daarood Ismacil,
- Sep 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Hadaftimo ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Madaxweyne Dr ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Ka Hadlay Socdaalka C/wali gaas Gobolka sanaag,
- Sep 20, 2018
Golaha wasiirrada Somaliland oo u Shir gudoominaayay Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Deg Deg Daawo Video’Hadaynaan U Midoobin Daarood Weynu jabayna’
- Sep 20, 2018
Mid kamid ah siyaasiyiinta maamulka snm oo warbaahinta kula hadlay burco ayaa sheegay in ...
Deg Deg Daawo Video:Dr Cartan Oo Ka Hadlay in cudur laga qaado Tarmuusyada Shaaha,
- Sep 20, 2018
Dar Cartan oo kamid ah dhakhaaatiirta ugu waaweyn puntland ayaa ka hadlay mashruucan indho ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug,
- Sep 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo habeenkii xalay ka dhex ...