dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Xildhibaan Isaaq ah Oo Sheegay Sida Aysan Uga Maarmi karin Koonfurta Soomaaliya,

Mid kamid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Somaliland ayaa daaha ka rogay In maamulkoodu aanu ka maarmi karin koofurta somalia islamarkaana tusaale u soo qaatay arrimo dhawr ah oo aad u fudud.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

‘Kaluunka lagu cuno hargeisa Burco waxaa laga keena soomaaliya iyo puntland Beedka ama Ukuntana saas oo kale waxaa laga keena koonfurta soomaaliya‘ ayuu yidhi xildhibankaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Samaale says:

    KKKKKK

  2. Ceerigaabo man says:

    Beryahan kastuumo waxay caashaqday somaliland.snm. Iyo isaaq.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Libaax Ciije says:

    Web faqash ,🐖🐖 way ka sii laydhinayaan iyo ciyaala,suuqiin nafi hayso Si wax loo qoro aan la barin.
    SAXAAFADEEY XAAL QAADO.

  4. Mohamed says:

    Ceeb maaha waa ganacsi walaal hadii kalluunka puntland laga keento, xumaan ha u arkin.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...