dahabshiil

DEG DEG DAAWO;-Midnimada Soomaaliya Oo uu Ku dhawaaqay Madax Weynaha Somaliland farmaajo Tageeray

Madax weynaha united Somaliland oo taageeray Dawlada fadaraalka Soo kalena Sheegay inuu Moqdisho U dirayo wafti wada Hadalo lafura dawalada dhexe Ee Somaliya,Waxaana uu sheegay in guud ahaan dalka Soomaaliya Ay Masuulka tahay Dawlada Dhexe.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. gumaysi diid says:

    gobamiimo intas ahay garan wayeen jabhafa
    snm ee mudada dheer jeelka duush kabanan
    kujiiray ee xabashi kuwa toobabka waweeyin waa ee carbeed tasaha uruxaya marmarna bikada ugudara

  2. Red Army Generals says:

    Sheekadan isaaqland waa iska soo dhamaanaysa,

    awalba ingriis ba wad waday, hadana ingiriisku farmaajo ayay u jaqaan qoodhaha,

  3. Waar says:

    Alxamdu dal dad wadamida

  4. waran faqash says:

    Waar kuwan aad moodo iney xanuunsanuaan maxay tarayaan car cag hasoo dhigaan gayiga somaliland masaakiin qurbaha ku wareerey .
    Khaaaaaaaaaaaaaakh
    Tuuuuuuuuuuuuuuuuf
    Jib noom thaani.

  5. Waar says:

    Åland dal dad wadamida

  6. waran faqash says:

    Madaxweynaw xaal qaado.

  7. abdul salah says:

    waa sakhraamiintii iyo xashiish cabkii oo riwaayad bilaasha dhigaaya.

  8. rabiyaqaan says:

    Asc aad wax loogu farxo weeye musta iyo dowladiisu waxay garteen inaan soomaali wax isu dhaamaa jirin waxay garteen in caddaalad xumo iyo qabyaalad uun halkaa ina geysey waxay garteen inaanay cunsuriyad iyo anagaa reer hebela waxba ahayn waxna tarayn waxay garteen waa nala laayey inayna reer ku koobnayn oo xitaa reer walba dhexdiis iska diley xitaa isaaq dhexdiis iska diley.
    Waxaan leeyahay waad fiican tihiin laakiin wax islaanimo ama diin raadkeed idinkama muuqdaane diinta ku daro oo mudnaanta siiya si wax idiinku hagaagaan.
    Asc

  9. ahmed says:

    Weligay kuwan kuwa ka liita ma arag xagay tegayaan, muqdisho ha iska tagaan oo kuwii hore joogay kuraasida ha isku tuurtuuren. Waxay ahayd in ay dalka gudihiisa wax ka taraan waa dowlad debeda laga dhisay oo aan shir qaran laysugu iman.

  10. IDOOR DHALA says:

    Madaxwaynaha SAKHRAANLAND waa soo dhawaynaynaa

  11. Weger says:

    Waa sakhraan kiniisada manisoto wax ka cuna anagaa isku reera cid wax ma waydiiso




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...