dahabshiil

Daaroodka iyo Caalamka Maxaa Kala Haysta Qormo Khaatumonews

Shabakada caalamiga ah Khaatumonews.com waxaa ay Tooshka  Ku qabatay Arrin  xaasaasi ah oo dhab ah islamarkaana in badan soomaaliya lawada arkay.

 

Waxa is weydiin mudan oo Qormadani Ka hadlaysa Sababta Madaxda Beesha Daarood Markay Xilka  Madaxtinimo Soomaaliya ay qabtaan ay caalamka isku arkan iskuguna dhacaan.Halka Marka madaxda kale Soomaaliyeed Xilkaasi qabtaan yoolka Soomaaliya Uu U Qaban waayo Shisheeyaha.

Hadaan Ku Horeeyo  Alle Hawnaxariiste Mujaahidkii weynaa Ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Markii uu Noqday Hogaamiyihii ugu Horeeyay Soomaaliya waxaa ay markiiba Fooda isdaren Guumaystihii cadda ee Ingiriiska iyadoo Dagaal Mudo Dheer socday Uu udhexeeyay Darawiishta iyo Ingriiska.

Dhanka kale Alle Hawxariiste Maxamed Siyaad barre Markii uu isna qabtay Talada madaxweyne Nimo soomaaliya waxaa ay markiiba Fooda isdaren Midowgii Suufiyeeta iyo dalka itoobiya.

Maanta iyo Madaxweyen Maxamed cabdilaahi farmaajo iyo Xiisada iyo dagaalka carabta Ay isku hayaan isna waa mid Leh Kulkiisa iyo xamasadiisa.

 

Hadaba waxaa isweydiin mudan Madaxda Ka soo jeeda Beesha daarood iyo caalamka Maxaa iskaga dhiga Badrool iyo Dab?

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Xaaji xarrago says:

    Bal waxaasi wuxuu Ku hadlaayo day….aqoon markaanay hagaynin wax….waa iska. Hantaatac uun ama dagmo ayuu ka yimid oo hadalkii dagmooyinka ayuu LA shirr yimid…. Ama waaba qof dumar waxa waxan qoraaa

  2. Puntland says:

    Darood baa ilaaliya somaliya kuwa kale Markay madax noqdaan xataa dafkay gadayaan laakiin caalamku waa ogahay in daroodku carab kasoo jeedo taa soo keenay sain fiiragaara loo yeesho laakiin inta kale waa lahubaa inay cidii wax iyeerisa raacay aan ama shilimaad qaadan ayaan waxaa daliil u ah reer waqooyi citiraafkuraadinta xataa ingiriisku waa diiday wuxuu ogaaday inaany wadaniyiinta ahayn ee yihiin dadlajihaynkaro daroofku dabadhilif ma noqdo dhulka bada dadka iyagaa masuul ka ah.

  3. Garaad sanaag says:

    Muwadiinka somaliyeed hadi burbur dhacay wsxa noqday hawoye oo galo mel ku xiŕay.
    Daroodku waleyihiin hogamiye soyasiisa oo wadaniya danta guudna naftisa kala horayso lakiin muwadiniin bulsho wadaniya kalinka labaad bay coriir sadan.
    waxase ka hooseya isaaq iyo eelay oo amxarada fuudka lacaba

  4. Ahmed says:

    War qofkan xanuunsanaya wuxuu is leeyahay Dowlada dadka ka horkeen. Jaahligu waa dhibaato Somalia ku habsatay. Xitaaa wuxuusan garanayn xeerka saxaafada

  5. araweelo says:

    Sababtu waa gumaysi nacayeb iyo dalkooda oo ay doonayaan in aan loogu talin dadkoodana la adoonsan.

  6. qaybdiid says:

    Daaroodka iyo Isaaqa iyo Hawiyaha waa la wasaa dhamaantood. Alle idiima naxariisto kuwa wali ku qadhaabta qabiilka. Duf ku baxa, waa waxa Somali halkaa dhigay. Somalia 1978 dii wixii ka horeeyey sida laga soo shegay, qabill lagama aqoon, waqooyi iyo koonfurba. Maantana waxay maraysaa aabahay lama gudin…

  7. M says:

    Qoraalkaani waa qoraal cadiifadaysan ama majeerteenaysan ama habargidurayasan.
    Ma ahan hadalkii gobta.

    Soomaalinimadu kuma xidhna qabiil, iyo gobol gaar ah midna. Waa arrin shakhsiyeed, quseysa hadba qofka damiirkiisa iyo kartida rabbaaniga ah ee ilaahay siiyay.

    Boqollaaal madaxweyne oo soomaalida soo martay ayaa jira.

    Kuwaasoo kasoo kala jeeday dhammaan beelaha soomaalidu kala sheegataan maanta. Weliba waxaa ugu madaxnimo badnaa kuwa maanta la hayb sooco.

    Taariikhda soomaaliya in aad ka bilowdo 1890-aadkii oo Sayidku halganka bilaabay waxay ku tusaysaaa aqoonyarida ku haysa ee taariikhda faca weyn ee aad leedahay haddii aad soomaali tahay.

    Xabashida aad sheegaysana niman aan daaroodba ahayn baa la dagaallamayay 700 oo sannadood ka hor.

    Qabaa’isha soomaaliyeed waa isku mid, ninkii wanaagsanaadana isagaa wanaagsanaa oo qabiil ka tarjumimaayo ee wuxuu ka tarjumayaa shakhsiyaddiisa, kii xumaana isagaa xumaa, macneheeduna ma aha in qabiilkiisuna xunyahay.

  8. Ceerigaabo man says:

    War trer kastuumo ma caruur bay u sheekaynayaan.siyaad barre maanu ahayn ninkii mingiste itobiya u saxeexay somali galbeed 1987-1988. ma khaayinimo ka Weyn baa jirtaa . Weliba dhulkii somali ku dagaalantay ayuu si fudud itobiya ugu saxeexay. Sababtoo ha Snm Snm ka soo saara itobiya. Diciifkaa ayaa daroodkaad shegayso k dhashay. Kkkkkkkk

  9. Red Army Generals says:

    all those proud leaders were darods, we are we are backbone not only somalia, but all africa too, we live eritrea as wel the jabertis live eritrea sudan ethiopia kenya and somalia.

  10. Red Army Generals says:

    your analysing is weak point, darods are som ali nationalist that is why, they dont accept somthing that hawiye baantus accept for ajanabiga.

  11. leopon says:

    #cerigaabo ninkee buu ahaa ninkii shirkii caruusha NFD kenya usaxiixay oo bixiyay?? BBC waad waydiinkartaa taariikhdaas tan somali galbeed hortaa maanan maqal ayadana BBC waad waydiinkartaa?? Kaydka taarikhda.

  12. Binary Operation says:

    Daarood ku sow muu ahayn kii saxeexay bada kenya ku murmayso.

    Daarood ku sow muu ahayn kii muqdisho itoobiya galiyay.

    Daaroodku sow muu ahayn kii Somali galbeed u saxeexay itoobiya. Lol kkkkkkkkkkkk

    Odayga sayidka aad ku sheegtaana sow kii wuxuu ahaa wasiir guri barwaaqo suuqa keenay. Lol kkkk

    Hahaha daarood is always angel is it? Lol kkkkkk when we know all these facts. Lol kkkkkkk

    In fact daarood is like Kurdish, you will soon live like a Kurdish life style. Lol kkkkkkkkk

    Daarood ku waa Kurdish ka Africa wax itoobiya maamusho, wax kenya maamusho, wax Somaliland maamusho wax somaliya maamuli doonto. Lol kkkkkk

  13. Binary Operation says:

    Leopon

    Anaa kaaga jawaabaya? Qolomuu ahaa c/rashiid Cali sharmaake? Lol kkkkkkklkkkk

    Waxba haku meeraysan marxuun cigaal alle ha u naxariistee.

    Cigaal waxa keenay c/rashiid Cali sharmaake, plan kaas na c/rashiid Cali sharmaake ayaa watay oo lahaa. Lol kkkkkkk

  14. Lafaruugaawi says:

    😁😁😁😁😁❓ Really beerkaa xaska i noqday.
    Waayo malaa web 🕸 Faqash Kastuumooyin ii dheh iyo xayaysiis bay waayeen ka dibna FAQASH FAQASH bay noo xayaysiiyeen iyo kuwaannu beri hore AAkhiro u dirnay😁😁😁😁😁

  15. Samaale says:

    WAR LAGAROONE YAALKAAN DAAROODKA AH MAXEY BEEN ISU AQRIYEEN WAR KUWIINA WAX IDINKA LIITA MALAHA EE HORTA IIDOORLAAN ISKA CELIYA CSALAM IYO MEELA KALE INTAADAN AADAN DAAROODKA WAA WADA FULIYIIN SIDA AAD U DHAMAANTIIN MAXAAD KU HALEYSAAN.
    KAN WEBKAAN LEH AYAA UGU HOREEYAAN KUWA IIDOOR UU GUMEESIGA KU HEYSTA

  16. Samaale says:

    WAR LAGAROONE YAALKAAN DAAROODKA AH MAXEY BEEN ISU AQRIYEEN WAR KUWIINA WAX IDINKA LIITA MALAHA EE HORTA IIDOORLAAN ISKA CELIYA CSALAM IYO MEELA KALE INTAADAN AADAN DAAROODKA WAA WADA FULIYIIN SIDA AAD U DHAMAANTIIN MAXAAD KU HALEYSAAN.
    KAN WEBKAAN LEH AYAA UGU HOREEYAAN KUWA .IIDOOR UU GUMEESIGA KU HEYSTA

  17. Puntland says:

    Hada Darood nahay waa laynaynaa Hawiye, Isaaq,Ciise,Gudabiirsay.

  18. Binary Operation says:

    Puntland

    waxba layn maysidee, adeer yaan kurdish oo kale lagaa dhigan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    daarood majeerteen ba ugu booto badan uguna naagsan. hadii beelaha colaad isaga hortimaadaan, siiba inaka isaaq oo kaliya iska dhaaf kuwa kale.

    kuwa qudha ee dagaalami doona waa dhulbahante oo qudha inta kale way yaaci. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolka ma kii ugu fulaysana ba bootaynaya kii ugu geesisanaana runtu kuu meerinaya in daarood aanu umadaha kale isku waal waalin.

    hadii kale simply sida kurdish ka oo kale baad ku dambayn dad dhakada lagaga taagan yahay oo xabad dhakada lagaga hayo.

    aar waxay idiinku badisa idinkoo kala raaca isaaq, hawiye, itoobiya iyo kenya, oo sida bakaylaha is qariya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    cagdheer iyo dhuloos waa dad dagaalami og, laakiin intiinan kale fulay baad tihiin. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Binary Operation says:

    puntland

    ninka dhulbahante waxa la qabta isago dagaalamaya oo xabad ridaya.

    laakiin ninka majeerteen isaga waxa lasoo qabta isagoo dhar dumar xidhan, oo islaan hooyo ah u eeg. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dagaalkii 1988 kii baanu kala baranay daaroodka.

    kuwii dhulbahante iyo warsengeli ee xabada sitay, iyaka waxa la qab qabtay iyakoo ragnimadooda qaba oo dagaalamaya.

    laakiin kuwii majeerteen iyo mareexaan fulay bay ahaayeeno waxay soo xidheen dirac, googorad, shalmad oo islaan hooyo ah oo caano lay ah bay isku soo eekaysiiyeen. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    morgan hadii aynu qaban lahayn ceebtiisu meel walbay ooli lahayd, islaan qaxaysa oo hooyo ah oo caanolay ah bu isku eekaysiiyay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    halka tuke isaga dagaalkii xoogiisa kolku arkay cararay.

    kaasi atleast raganimadiisa waa ku hirday, rag waa islaaya oo waa kala adkaada taasi ceeb maaha,

    laakiin waxa ceeb ah, ninka dhar dumar soo xidha oo islaan hooyo ah oo caano ley isku eekaysiiya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dhulbahante laguma ceebsan karo waa la idinka itaal roonaaday illeen waa nin rag ah oo dagaalamay kolkay labo nin is qabtaana miduun ba xoog roonaada. laakiin xushmo weyn baanu sida ugu hayna reerka.

    idinka dee hadii maanta xabadi timaado, filan maayo hal nin inuu halka soo istaagayo waxaydin wada gashan googorad dirac iyo shalmad, islaan caano ley ah baad isu eekaysiin.

    si aan lagu qabana nin dhulbahante ah baad odhan halka xabad igaga tuur tuur oo raga iga sii mashquuli. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...