dahabshiil

Shirkii Maamulka Loogu dhisilahaa Deegaanada Khaatumo Oo Baaqday Iyo Armo Culus

Shirkii Ay Ku baaqeen Iisimada Deegaanka Sool,sanaag iyo cayn Ayaa Baaqday xiliga uu dhaci lahaa oo lagu wadey inuu Dhaco Maal mahani.

waxa la Sheegay inay shirka u Baaqday  Colaada Soomaliland  Kusoo qaaday Gobolka Sool Iyo Abaaraha Jira.

Halkani Riix Video Muuqaalka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Lafaruugaawi says:

    Viva Jamhuuriyadda qaranka somaliland,LAAKIIN beeli way shiri Kartaa SIYAARADODANA waa u fasax.

  2. Lafaruugaawi says:

    Reer Togdheer iyo Reer waqooyi Galbeed ayaa werer nagu soo qaaday talow muxuu uga jeedaa anigu maan fahmine ❓ .
    Reer sanaag iyo Nus dambeedkii somaliland xiis iyo Maydh miyuu Illaabay iyo LIBAAXYADII AAN LA LOODIN JIRIN ee reer SAAXIL..
    LONG LIFE REPUBLIC OO SOMALILAND.

  3. General morgan says:

    Waxaa booqasho ku imanaya hargeysa gaalkii guner ee video ka duubay dumarka hageysa

  4. Puntland says:

    10harti wuxuu yiraahadaa waxaan xorayn xataa waxba maxoraynayn karaan isaaqa inay garoowe qabsadaan waa isahlantahay ee faanka majeerteen iyo dhulbahante laandheere en ahay boqortooyada Anaa ah war beenta iskadaayaa.gaalkacyo marhoraan la qabsanlahaa leelkase iyo mareexaan baa hortaagan.




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...