dahabshiil

Dhagayso::Siyaasi Diciif Ah Oo Weerar Xun Ku Qaday Dawlada Somalia iyo Puntland Kadibna Taageeray Maamulka Imaaraadka.

Xildhibaan hore cabdi bare oo waraysi sinayaay Khaaatumonews ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay talaabada puntland qaaday ee imaaraadka uga saartay deegaankeeda ,isago sheegay in imaraadka iyo maamulka puntaldn ay leeyihiin xiriir dhow islamarkaana puntland ay saameen doonto  puntladn talabadan imaraadka looga saaray puntland.

HALKAN KA DHAGAYSO

Dhinaca Kale Cabdi Bare wuxau sheegay in dowladda somalaiya gaar ahaan wasaarada arrimaha dibadda ay ku Fashilantay Siyaasadda Arrimaha Dibadda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Haliye says:

    Waa run hadalka cabdi barre, hada Gaas wuxuu iska dhigayaa in Emirates aanay guurin oo kaalmadii sii waraysan isaga oo booqan doona xeryaha ciidamada.

  2. General morgan says:

    Somaliya ayaan daranaa lax kasta siyaasi baa lagu sheegayaa ala maxaa dhib haysta umada somaliyeed

  3. leopon says:

    Ninkaan wadani baan moodijiray maxaa kudhacay. Qofna wuxuu kafakarayaa bariis iyo jaad/khaad uu maantay cuno.qofna 100 sano kadib jiilka imaan doona buu kafakarayaa xaalada ku imaankarto. Dadku waa labadaas nooc.

  4. mohamuud says:

    haloo sheego emiratka in nin xildhibaan ahi taageeray oo jecel yhy emiratka malaha khaladkooda iyo faragelintooda qaawan buusan fahmin ba

  5. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    DACIIFNIMADA WAA MIDEEY REER TOLKII KU NACEEN INEEY MAR LABAAD SOO DOORTAAN.
    LAGAROONI ISU DHIIBAY CARAB INJIREEY WAA NAGA TUFANYAHAY.




Deg Deg Daawo Sawiro::C/wali Gaas Booqday Qabriga Daarood Ismacil,
- Sep 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Hadaftimo ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Madaxweyne Dr ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Ka Hadlay Socdaalka C/wali gaas Gobolka sanaag,
- Sep 20, 2018
Golaha wasiirrada Somaliland oo u Shir gudoominaayay Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Deg Deg Daawo Video’Hadaynaan U Midoobin Daarood Weynu jabayna’
- Sep 20, 2018
Mid kamid ah siyaasiyiinta maamulka snm oo warbaahinta kula hadlay burco ayaa sheegay in ...
Deg Deg Daawo Video:Dr Cartan Oo Ka Hadlay in cudur laga qaado Tarmuusyada Shaaha,
- Sep 20, 2018
Dar Cartan oo kamid ah dhakhaaatiirta ugu waaweyn puntland ayaa ka hadlay mashruucan indho ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug,
- Sep 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo habeenkii xalay ka dhex ...