dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Wasiir Somaliland Ah iyo Isim Dhulbahante ah Oo Gacanta Isku Qaaday.

Boqor Khadar cali jaamac oo kamid ah isimada Beelaha dhulbahante Gaar ahaan Beesh Naayele Axmed  Reer Cilmi iyo Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Ayaa Isku Gacan saaray Hotel Mustaqbal laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gacanqaadkan ayaa yimid kadib markii Shir uu Hogaaminaayo Boqorku oo beelaha  ugaadhayahan uga tashanayaan xaalada Amaan daro iyo Dilalka qorshaysan uu soo galay Hoolka shirka saleebaan cali koore iyo maleeshiyaad uu wato oo laga soo diray hargeisa iyadoo maamulka muuse biixi  cabdi ka qabo shirka beesha baqdin.

 

Hadalka Dhaliyay buuqa iyo Isku Qamamka ayaa ahaa kadib markii boqorku yihdi”Ina cali koorow Adiga inadeerka wax dilay oo dawlad sheeganaaye soo qabo gacan ku dhiiglaha  30 Wiiil oo la isku wareejiya amaan ku heli maysi daba dhlif daba dhilif dhalay aya tahay’ 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Cabdiqani says:

    Wasiirka biyaha Jamhuuriyada Somaliland iyo tolkiisa ha ka dhex shaqaynin ee adigu Amisomta xaaskaaga iyo walaashaada habeen iyo maalin wasta ka hadal xoolayahow xooluhu dhaleen. Xumaantaad Dhulbahante la rabtid waanu ognahay.

    Waa kaas roobku maanta ka da’ayo gobolka Sool ka dib marki wasiirka biyaha Jamhuuriyada barakaysan tegey oo kormeeray mashruucyada biyaha. ALXAMDULLILAH. Qalabki roobka da’ay tirinayayna maalin hore baa dowladu ku rakibtay Laascaanood. Waa taas Illahay durba roobki keenay. Ma Illahaybaad la dagaalami kartaan hadaad cadowga Somaliland tihiin? ILLAHAY idin burburi qadhmuun qadhmuun dhashay ee nijaas ah.

    CADOWGA DHULBAHANTE IYO SOMALILAND –>>>>>> CAGTA HOOSTIISA

    Roobkaanku ku raxaysanayna ee cadowgu cabaadkiisa ha ku jiro. ALLAH LA JIRA SOMALILAND.

  2. IDOOR DHALA says:

    AMIN

  3. Muslimiinta Somaliland says:

    Runti waa wax lala yaabo lagana naxo xumaanta Soomaalida dalka aynu jaarka nahay ee Somalia qaarkood ka buuxa, in Dhulbahante dhexdiisa dagaalamo ayaaba noqotay warkoodi ugu weynaa bisha, iyago weliba farxad ka muujinaya. Walle reer Somalia qaarkood(dhamaantood ma aha) Illahay kama saarayo gaajo iyo oon iyo balaayo ila xaasidnimadoodu intan gaadhsiisantahay.

    ILLAHAYOW inaga ilaali xaasidiinta shirqooladooda, iyagana ku celi burburka ay inala rabaan.

  4. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    CABDIQANI
    MA CARAB INJIREEYDII HOOYADAA KA DHAMEEYSTAY BAA KA HADLEEYSA.
    HOOYADAA IYO WALAASHAABA ANIGAA XAQ KU LEH EE IISOO XAWIL WAAYO PROMO IYO INJIREEY DHIIGEEDA MA LAHAN.

  5. Abdi says:

    Boqor khadar run buu sheegay

  6. Goodxawle says:

    Ifoor ins gumeeda oo cuqdaad qaba waligood nunaasa dalku wa somalia




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...