dahabshiil

DAAWO;-Shacabka Isaaq Ee Qurbaha Oo Runta Banaanka Keenay Inaan Soomaaliya kala go.ayn Marnaba Digniina U diray Muuse Biixi

Qaar kamid ah shacabka goballada waqooyiga Soomaaliya, ayaa taageeray midnimada ummadda Soomaaliyeed, iyagoo kasoo horjeestay kala gonynta Soomaaliya Sidoo Kalena baaq Adag u diray Xukumada muuse Biixi markaasna sheegay in somaliland ay kamid tahay Dawlada Fedaralka Soomaaliya

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 22)

  1. Yusuf says:

    Malaa saani umaad dhegeeysan ee bal mar kale saani u dhegeeyso. Waxay taageersanyihiin in lixda gobol ee Somaliland ay dawlad adagcwada dhistaan.

  2. Barwaaqo says:

    Calankaa ay miiska saarteen baa qiimo jebiyey!

  3. Barwaaqo says:

    Kuligood midmid ha loo xidho haday cagaha soo dhigan Somaliland. Maxkamadu uma baahna cadayn videoclip kan calankii Somaliya ay saarteen ayaa cadayn ah.

    • Mrsomali says:

      Naa gabadhu waha ay tidhi , Somali ha ka ordina oo carab iyo habashi ha u ORDINA .. taasna waa gar .. Barwaaqaad la bahdee bal barwaaqada Caqli ku darso ku tusa in habashi iyo carab walaal kuu ahyeen walee

  4. geele says:

    maxaa looxidhayaa mahooyadaabaa dalka leh jeegaan yahay jeegaantu dhashay way imanayaan wana lama yeeli karo afka nool yahayb afka nooshu dhashay

  5. CAYNABA CAR DHACSO says:

    Geele

    Mayeee hooyadabaa lehe car shir qabsada kkkk walahay in jeegaantu dhalfo kula dhci kkkk

  6. firdhiye says:

    jeegaantu giraantii ayay liqday miiskiin kan yaree waalana wuu dawakhsan yahay.
    waagii siilaanyo waxa lagu khafiifay maxay state sidii awdal, salal, khaatumo iyo maakhir xagee mareen dee mooyi. tanina waa nooc minal cilaaj.

  7. geele says:

    hooyadiin iyo jeegaantaaba wasa iibuji iyo sii bakhti ayaa dad ismooday oo hanjabaya
    waar wxaad tihiin naagaha isaaq ee kibirka joojiya

  8. Barwaaqo says:

    Hadaanan airport ka isu tasting qaran dumiska.

    • Mrsomali says:

      Naa gabadhu waha ay tidhi , Somali ha ka ordina oo carab iyo habashi ha u ORDINA .. taasna waa gar .. Barwaaqaad la bahdee bal barwaaqada Caqli ku darso ku tusa in habashi iyo carab walaal kuu ahyeen walee

  9. Wadani says:

    Naagtan ma qadaadweyn baa wastay, naa jeegaan iyo bakhbakh lahayn orod caruurta xafaayada ka bedel oo gurogaaga ka shaqee, Muuse Biixi waa ma daxweynaha Somaliland ama Xaar ama Dhuus.

  10. KING GALMUDUG says:

    War lord can not a be president Muuse bixii
    Aniga oo wax dili kara duco Uma bahni
    Ninkii dhahay ayaa madaxweyne u ah marqan land riyo land kkkkkk

  11. IDOOR DHALA says:

    6 years hadii airport ka soo galaan sakhraamiinta

  12. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    MA DAAD BAA QAADAY MA DUUFAAN,MA DUUMAA LEEYDAY JEEGAANTII MASE DAACUUN.
    JAAHIL DUCADIID BAROOR BAA HEEYSA.
    VIVA SOMALIWEEYN.

  13. Binary Operation says:

    dhafoorka xabad halagaga dhufto hadii dhulka somaliland kasoo agdhawaadaan.

    dalka waxa wada jir isaga leh jeegaan iyo imaaraad.

    wixii baq baq bilaaba kimikada bashaar asad dadkiisa ku laayay baan usoo iibsan oo gamtaan u joogsan.

    illeen beryahan ba ruush waanu maqlaynay.

    isna saylac ba hore looga siinaya.

    si faqashta loo baabiiyo.

  14. Binary Operation says:

    hada waxaanu ka fekerayna sidii russia usoo degi lahayd saylac.

    hubka kimikada ayaanu isleenahay kasoo iibsada.

    wax alaale wixii somaliland qaranimadeeda ka horyimaada hubka halista ah ee bashaar asad dadkiisa ku gumaaday baanu ku gumaadayna.

  15. Binary Operation says:

    Deg Deg Somaliland Oo Heeshiisyo Maalgashiyo La Galaysa South Korea Iyo Wadamo Kale

    https://www.youtube.com/watch?v=I1tVYzWLh_I

    Somaliland oo dhagax dhagax u kala daadisay midnimadii xamar ku qarwi jirtay, iyo beesha caalamka oo si badheedh ah heshiisyo ula galaya dowlada qaran ee jamhuuriyada Somaliland.

  16. Daljir says:

    ISAAQ GARXEJIS LAGA WAAYEY WAA EBER
    WALEE WAXWALIBA DHAMAAD BAY LEEYIHIIN AWELNA h/y AYAA KEENTAY SHEKADA WAXBAA INAGA MAQAN IYO HALGANKA OO FAHAMTEY DULMIGII HADANA DULMIGII AYAA LOOLA YIMID , WALEE DULMIGII BAA LAGU WADA NOQON.

  17. Coomaadde says:

    Garxajis iyo Garta ku xeji !!!! OGAADEEN halla weydiiyo halkay degaaan somaliland waa qarane.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...