dahabshiil

DAAWO;-Cabdiwali Gaas Iyo Buurmadow Maxaa Kala Qabsaday Muuse Biixi Se Maxaa Ay kutilmaameen

Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Puntland iyo Somaliland, Wuxuuna C.wali Gaas iyo Muuse Biixi usoo jeediyey sidii xal loogu heli lahaa coladda kasoo cusbonatay deegaanka Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Cabdiweli waan la hadlay, waxaana Muuse ka filaynaa in isagoo cusub inuusan colaad ku bilabin, waxaan usoo jeedinaynaa in ciidamada laka qaado. Nabadgelyeynu u bahannay maanta uma baahnin colaad iyo ciidamo is hor fadhiya…” ayuu yidhi Buur-madmow.

Waxaa isaguna arintaasi ka jawaabay Madaxwaynaha Puntland C.wali gaas oo madasha ku sugnaa, Wuxuuna sheegay in Nabaddu ay ku xidhan tahay hadii laga helo Muuse Biixi, Sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkan waxay ka jeediyeen Caleema Saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil oo maanta lagu caleema saaray degmadda Carmo ee Gobolka Bari.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. CAYNABA CAR DHACSO says:

    Cabdi wali gaas haduubaa argagaxay markuu boqor buurmadoow arkay

    Hhhhhhhhhhhhhh

  2. jaamac says:

    adeer isku afsoomali manihin hadii an nahay reer puntland kalmada argagax waxaan u isticmaalnaa markii wax xun dhacaan tusale ahaan waxa shil gaari ku dhintay qoys dhamaantiis ka koobnaa 5qof , hadaba waxan dhahnaa waxa qoyska ku dhacay wax laga argagaxo.,laakiin iidorku argagax waxay u isticmaaln cabsi.

  3. Binary Operation says:

    Jaamac

    af somaliga kala war wareeji kolka ceebi kugu godan tahay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waa si wacane, af somalige bu ku hadlaayay wasiir kii lahaa waanu argagaxnay kolkuu siilaanyo laasqoray yimid, waanu argagaxnay kolkay ciidamo somaliland ka socda galeen carmale. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hayaay waxay haawaysan doonaan boosaaso iyo garoowe.

    af somaliga wasiirka ku hadlaayay dee iiga sheeke. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. sh shiine says:

    Waa haddii muuse shaani ka yeelo😊😀

  5. Binary Operation says:

    Deg Deg Somaliland Oo Heeshiisyo Maalgashiyo La Galaysa South Korea Iyo Wadamo Kale

    https://www.youtube.com/watch?v=I1tVYzWLh_I

    • Binary Operation says:

      Somaliland oo dhagax dhagax u kala tuurtay midnimadii xamar ku qarwi jirtay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Dahir says:

    Calool weyne cabdiweli indho kusiile lama tartamikaro muuse biixi wallaahi in loogu soo gelaayo tuulada garoowe .

  7. Muqdishoboy says:

    Majeerteen iyou dhulbahante isaaqa way kabaqaan madaxweynaha yimaadaba magaalaa lagaqaadaa garoowe inay isaaq qabsadaan way udhibyartagay waayo daroodka ayay labadba ladagaalI yaqaanaan majeerteen baa magaalada xorayn waxbadan waad sugaysaan

  8. Puntland says:

    Majeerteen iyou dhulbahante isaaqa way kabaqaan madaxweynaha yimaadaba magaalaa lagaqaadaa garoowe inay isaaq qabsadaan way udhibyartagay waayo daroodka ayay labadba ladagaalI yaqaanaan majeerteen baa magaalada xorayn waxbadan waad sugaysaan




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...