dahabshiil

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo saakay ka Dhoofaya Garoonka Aadan Cade

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw la filayaa in ay u dhoofaan Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Farmaajo iyo Wafdiga la socda ayaa Sacuudiga uga qeyb galaya shir madaxeedka 29aad ee Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, waxaana shirkan qodobada looga hadlayo ku jira arimaha Soomaalia.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in shirkaasi ka jeediyo khudbad uu uga hadlayo arimaha Soomaaliya , waxaa sidoo kale la filayaa in marka shirka soo dhamaado kulamo la qaato qaar kamid ah Madaxda ka qeyb galeysa Shirkaasi.

Shirka Jaamacada Carabta ee ka furmaya Sucuudiga ayaan la ogeyn in lagu soo hadal qaadi doono xiisada Siyaasadeed ee xiligan ka dhax aloosan Wadamada Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta.

Dowlada Soomaaliya ayaa horey ururka Jaamacada Carabta ugu gudbisay Dacwad ka dhan ah Dowlada Imaaraatka iyo Shirkada dalkaasi laga leeyahay ee DP World oo si sharci daro ah ula wareegtay dekaddo Soomaaliya kuyaala

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Yusuf says:

    Farmaajo-wax-mataroow, falaadhi gilgilasho iyo dhoof-dhoof kaagama hadheeyso ee kursiga ragga u banee waxba yahey.

  2. iidoor yase says:

    maadaa wax taraya laxyahay waa geesi laandheere ah waad ka xuntahay aqoontiisa iyo kartidiisa

  3. Binary Operation says:

    dee miyuu ka dhex barooran.

    shirka liibaaxii imaaraad la lahaa baa fadhiya oo jooga.

    haduu imaaraadku sarajooga si wacan ugu wasayaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolay shirka waa sidii lacag yar oo quudhsi ah xaarmaajo loogu soo tuuri lahaa. illeen rag baan quudhsi ka dhergin iyo bahdaladee. lol kkkkkk

    waxa simply lagu odhanaya take this money bitch. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. samawada says:

    asc maryooley magaceed iyo sharafteed la diriraay, asaageed daba rashleeyaay ,madaxdeeda maagaay ,qayb qayb iyo qoloqolo mooyee qayrkeed ma gaadhaay.intaas waxaan ku leeyahay inta dabada saynta ku leh ee shisheeyaha taageeraysa.Mw Farmaajo waa Aar kaas laydhu marayso ee Carab iyo Cajaba isagoo aamusan iyo isagoo hadlayaba meel saxara ah ku tuuraya ee maanta Soomaali doonaya inuu isku duwo oo asaageed ka dabageeyo.ee nacasoow nacabkii daba rooroow ka waantoow nacasnimadaas kula hadhay.Nooloow oo nacabkaa ha jabo Mw M.C.M Farmaajo.Nabad iyo Nolol guuleysta dhamaantiinba.

  5. Binary Operation says:

    farmaajo carabka inuu u shaxaad tago mooye, miyuu inaba isku waal waali karaa? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waar waa shaxaad doon, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nafta qabato lacag bu u baahday, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...