dahabshiil

Top News:Gobolka Sool iyo Jawiga Cawa Laga Dareemayo

Waxaa saacadihii ugu Danbeeyay Magaalo Madaxda Gobolka Sool laascaanood ka da’ay Roob lagu qabow saday dad iyo duunyo.

 

Magaalada laascaanood oo galinkii hore maanta ahayd mid Kul iyo Jawi adag la noolaayen shacabku ayaa Wixii ka danbeeyay Salaadi cishe waxaa bilowday Roob Aad loogu diirsaday.

 

Curashada Roobka Gu’ga ayaa guud ahaam deegaanka khaatumo haatan aad uga wada curtay iyadoona  shacabku alle uga mahad calinayaan raxmaadkiisa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Sawiro::C/wali Gaas Booqday Qabriga Daarood Ismacil,
- Sep 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Hadaftimo ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Madaxweyne Dr ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Ka Hadlay Socdaalka C/wali gaas Gobolka sanaag,
- Sep 20, 2018
Golaha wasiirrada Somaliland oo u Shir gudoominaayay Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Deg Deg Daawo Video’Hadaynaan U Midoobin Daarood Weynu jabayna’
- Sep 20, 2018
Mid kamid ah siyaasiyiinta maamulka snm oo warbaahinta kula hadlay burco ayaa sheegay in ...
Deg Deg Daawo Video:Dr Cartan Oo Ka Hadlay in cudur laga qaado Tarmuusyada Shaaha,
- Sep 20, 2018
Dar Cartan oo kamid ah dhakhaaatiirta ugu waaweyn puntland ayaa ka hadlay mashruucan indho ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug,
- Sep 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo habeenkii xalay ka dhex ...