dahabshiil

Deg Deg:Beesha Habar jeclo Oo Wada Shir Hadimo Ku ah isaaq Intiisa Kale,

Waxa Ayaamahan Uu Dambeeyay Ka Bilowday Magaalooyinka Hargeisa Iyo BURCO Shirar Doceedyo Kala Duwan oo Siyaasiinta Iyo Odayaasha Habar jeclo Ku Lahaayen Ay Kaga Tashanayaan Xilka Gudoomiynimada Xisbiga KULMIYE oo la Filaya In La Wareejiyo Dhowaan

 

Waxa La Qaban Qaabinaya Shirweyne Beelaha Habar jeclo Iskugu Imanayaan Bisha Ramadaan Ka Bacdi Lagaga Tashanayo, Siyaasada Ay ku Mideesan tahay Jeegaantu , waxaana La Filaya Inay Shirar Doceeydo la Geli Doonan Beelaha Habar awal Lagana Hadli Doono Mustaqbalka Siyaasadeed ee Xisbiga KULMIYE

 

Shirarkan aya Daba Socda Kuwi Xiligi Ololaha Madaxtinimada Somaliland ee Madaxdhaqmeedka Beelweynta Habar jeclo Iyo Subeer Awal Ku galeen Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, iyado Halkaas La isla Meel Dhigay in Xisbiga KULMIYE Sidi LooGu Wareejiyay Muse Biixi Cabdi Inay Iyana Ku Soo Wareejin Doonan Jagadaasi Marko Xilka La Wareego Muse Biixi Cabdi

 

Inkasto ay Jiraan Siyaasiin Badan oo Miisaan Ku Leh Xisbiga KULMIYE oo ka Soo Jeeda Beelaha Kala Duwan ee Isaaq oo Isha Ku Haya Jagada Gudoomiyenimada ayaan La Garan Doonin Sido Yeeli Doono Muse Biixi Iyado Xaalado Ku adkaan Doonto, Beel kastana Siyaasiin Waaweyn Dabada Ka Soo Riixayaan si ay uu Hantaan Jagadaasi , waxaanay Ku Noqonaysa Muse Biixi Laba Daran Mid Dooro

 

Qorshahan Ay Ku Mideesan yihiin Jeegaantu ayaa ah mid Hadimo iyo Arki waa ku ah Beelaha kale isaaq waxana Muuqda waji kala yaac ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Binary Operation says:

    Habar Jeclo mar bay soo qabatay ha iimaansato.

    Subeer Awal na maantay haysaa.

    Doorkan waxaa xaq u leh beesha Arab oo labo jeer xisbiga codkeeda kusoo saartay, iyo beesha harti oo Somaliland midnimadeeda rabta.

    kolka waxaanu kala dooranayna waa xildhibaan kijaandhe iyo ex wasiir cali sandule.

  2. Wadani says:

    Sanadkan waa kii Dhulbahante iyo Arab.

  3. Cilmi Yare says:

    Waxan aad uga naxsanahay Somaliland qabyaalada qaawan oo ka jirta haday noqoto Salaadiin iyo Aqoonyahano iyo dhalinyaro iyo Haweenba,,, Marka hada Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxaa sanadkaan qaadanaya Harti ama Samaroon,,, Waxaa xusid mudan in Maamul goboledka Somaliyeed ee Puntland aysan wax qabyaalad ah ka jirin oo shacabkoodu ay yihiin dad xishooda,

  4. Samaale says:

    WALEE TAA IIDOORLAAN AYAA DAN KAHELIN DHAXDOODA AYAA CUNSIRI ISKU AH MARKAA AYAA
    WAX KA SUGEYSAA ADAA CIRKA ROOB KU OG

  5. Laaska_King says:

    Horta iidoorku in uu caqligu futada kaga jiro waxaa u daliilkeeda waxay rabaan in ay Qaran noqdaan la yidhaah Soomaaliland , waxayna ilaa hada fahmin 28 sano kadib farqiga u dhaxeeya Qaranimo iyo Qabiilnimo bal fiiri jago kasta iyo meel kasta iyo xisbi kasta iyo gole kasta iyo hay’d kasta 99.9999% igagaa jooga iyagii ayaa isku wada haysta oo aan heshiis ku wada ahayn kii iyaga ka mid ah waa iidoorkee ee mid kale jagadii ku qabsadaa dagaal buu ku soo qaadayaa kii kale . Bal hada Qoyaha habar-yoonis waxay qurbaha ka wadaan eeg iyo caro iidoor , shalay ayaa Hawiye la lahaa waxuu kala garan waayey Qaranimo iyo Qabiil , iidoor 28 sano ayuu ilaa iyo hada kala garanain taas sidee bay markaas Maamulkoodan laciifka ah usii jiri karaa ? mide kale qabiilada kale sida ciise , gabooye , dhulbahante , samaroon , warsangali dhamaan waxay ogyahiin oo maanta iyo shalayba u cadaatay wax somaliland la yidhaah oo la wada leeyahay inaanay jirin ee meeshu iska tahay uun iidooristaan aan Hargaysaba dhaafsiisnayn waa 10Km sq hargaysi maanta waaba inta xukunkoodu ka taliyo dadku Nabadaas ayey uun eegtaan wax kale meeshan mayaaliin aduunkiina maanta go’doon aad u xun buu ka galiyey Farmaajo iidoorstaan xitaa carabtii Imaaraadku waa kuwaas Berbera ka cararay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk . hadii iidoor calqli iyo inuu cilmi leeyey waxuu garan lahaa in qaran cadaalad iyo sinaan ku dhisan oo dadkoo dhan u siman la sameeyo laakiin isagiibaaba kala dhamaan la’ beelaha kale waxay dhowrayaan dowlad soomaaliyeed oo xoogleh oo soo kacda si iiidoorstaan bidhaanteedaba loo waayo markaas 30 sano iidoorstan hayska caano maasho waxii ka danbeeya sanadka 2020 siijiri mayso ee hadalkayga meel ku wada qorta

  6. Hassan Hussein says:

    IIDOOR IN CAQLIGU FUTADA KAGA JIRO TAAS MA CID BAA ISKU HAYSAA

  7. axmed says:

    Waxa Somali Qabyaaladda keeney waa iyaga Xaaraantu, Somaliya in ay ka baxaan waa midda u fiican, laba Gobol bey degaan haku koobnaadaan, ama ha is garaacaan ama ha is wasaan Kilaabta.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...