dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Shirkii Beelaha Garxajis Oo Muuse Biixi Kala Daadiyay+Sir Culus Khaatumonews.com Heshay.

Waxaa maalinta bari ah Oo ku Beegaan 15 Bishan lagu waday in uu Furmo Shirkii beelaha garxajis Islamarkaana waxaa Diyaar ahaa Guud ahaan Ergooyinkii shirkaasi iyo madashii Shirkaasi oo Si heer sare Ah loo agaasimay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xogta Khaatumonews.com Helayso ayaa sheegaysa In habeenkii xalay ahaa oo Ku beegneed 14 Bishan In muuse Biixi iyo Xubnaha Ugu Tunka weyn Shirkaasi waday ay yeeshen kulan Lagu Laalushay Xubnahaasi islamarkaana La islameel dhigay in Shirkaasi Dib loo dhigo mudo.

 

Qoorweynta Shirkaasi Ayaa kulankiii muuse Biixi kadib waxaa ay Warbaahinta Ka sheegen inay Dib u dhigen Shirkaasi wakhti aan siwacam loo cayimin balse ku beegan ilaa bacdal ramadaan.

 

Shirkan Oo muuse Biixi iyo jeegaanta ku ahaa Weerar ayuu ilaa hada Muuse Ku guuleestay in uu Si Hordhac ah u kala Daadiyo Shirkaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. General morgan says:

    Kkkkkk

  2. General morgan says:

    Ina cali jaamac oo runta u sheegay fataal ina cali koore iyo reer lascanod oo rag iska dhigay khaatumonews sida daldoon.com ama u soo waran oo jabka snm soo bandhig ama umada reer khaatumo ha hodin waayo waad hamranaysaa sababtana lama garanayo

  3. Binary Operation says:

    horta khaakhtufuu news maxa ka si ah?

    adeer muuse shir garxajis oo uu kala daadiyay ma jirto.

    interview gii uu bixiyay madaxweyne biixi wuxuu ku sheegay inuu soo dhawaynayo shirka beelaha garxajis.

    wuxuuna hoosta madaxweyne biixi ka xariiqay inaanu ka hor imanayn wixii qaranka u dan ah ee ay beeshu rabto waa soo dhawaynayaa.

    sidoo kale wuxuu cadeeyay madaxweyne biixi inuu diyaar u yahay inuu dhegaysto tabasho kasta oo ay beeshu ka qabto xukuumadiisa iyo dhaliilaha ay sidataba.

    kolka madaxweyne biixi raga ay is hayeen waa siyaasiyiin maahan beel.

    madaxweyne biixi siduu sheegay bulshada somaliland way u wada siman tahay kii u codeeyay iyo kii ka codeeyay iyo kii aaban codayn.

    kolka reerku shirkooda sababtay u baajiyeen waa roobab waawayn oo dalka ka da’ay oo jidadkii kala xidhay, iyo bisha ramadan oo madaxa inagu soo haysa iyo haldoorkooda oo kala maqan siiba qurba joogta waayo xili shaqo weeye xiligan qurbaha.

    intaas bay beeshu shirkeeda u hakisay ee sabab kale umay hakin. garxajis na somaliland dad looga baqo maahan.

    waana dad maankooda qaba oo cashar ka bartay dhacdooyinkii 1995 kii. maahan dad bilaa iimaan ah sidiina ee ah maxaan cunaa iyo maxaan ku sheegaaye quudhsi ku nool. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Ahmed mire copyright says:

    Binary bitch hooyada muuse wasye aamus khaniisyow

  5. Mrsomali says:

    Somali oo dhan qabiil baa waaley , walee in aan qabiil meel lagu gaadheyn , ee waa in la raadsada Qaranimada Somaliyeed




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...