dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Garaad jaamac Oo Gaadhay Deegaanka Degmada Carmo Ee Duleedka Boosaaso

Garaad Jaamac Garaad cali Garaadka Guud Ee SSC ayaa Lagu soodhaweeyay Deegaanka Carmo ee Gobolka Bari Ee Maamulka puntland.

HALKAN KA  DAAWO  VIDEO

Garaadka  oo ka tegay magaalada Saaxdheer islamarkaana hogaaminaya qaar kamid ah isimada ssc  ayaa Qorshaha Socdaalkiisa carmo yahay ka qeyb galka Caleema saarka Beeldaje ay Beesha Cali saleeban Ku Cimaamadaso deegaankaasi.

Soodhaweyn Aan loo kala Harin ayaa shacabka carmo usameeyen isimaka Guud ee SSC.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. mohamuud says:

    garaadka waxaan ka codsanayaa inuu reer puntland ka raali geliyo hadalkii aan muhiimka ahayn ee mar ka dhacay cadho darteed waa fikirkayga laga yaabee inuu horeyba uga raali geliyey

  2. Jj says:

    Nin culus waa garaad landheere ah welcome to carmo

  3. Wiil-Omar-Wacays says:

    Garaad attention kagu Haa joogo lol

  4. Daljir says:

    “GARAADKA GUUD” KKKKKKKKK
    SHEEKA BARALEYDII BAA LA SOO CELIYEY MIYAA
    WAXAASI SAW KHAATUMO LAMA SOCON OO MA RAACIN

    WAR MISKIINKA HA WAALINA
    DHULBAHANTE GARAAD GUUD HADUU LEEYAHAY ISAGAA SHEEGI LAHAAYE
    WAX CIYAALKA INTERNETKA QORA UYAALA MAAHA.
    HADAWAKHIN
    Reply

  5. Daljir says:

    HADUU GARAAD DHULBAHANTE YAHAY RAGUU CAAYAYEY UMA CUNO DOONTEEN.
    ISMA OG




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...