dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Wefti Miisan leh Oo Ka Socda Dawladda Somalia Ka Degay Boosaaso,

Wafdi Wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ee Puntland.

Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaaya wasiirka amniga, waxaana qeyb ka ah, wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, wasiirka Beeraha, Siihayaha wasiirka Gargaarka, wasiiru dowlaha Maaliyadda, wasiiru Dowlaha X,Reysulwasaaraha, wasiirkuxigeenka Amniga.

Xubnahaan ayaa ka qeyb galaya Xaflad dhaqanka ah oo ka dhacaysa Boosaaso maalinta Berri ah sida ay sheegeen xubno ka tirsan Wafdiga.

Sidoo kale Wafdiga ayaa ka qeyb galaya Xafladda Caleema saarka Ugaas Beel-daaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil Beel-daaje Xaaji taas oo ka dhaceysa Xarunta Ganacsiga Puntand ee Boosaaso.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Mohamud dadqal says:

    Ilaah baa mahad leh; soomaali oo walaalo ah oo gacmaha is qabsaday! Geeridey waa xalaal!




Deg Deg Daawo Sawiro::C/wali Gaas Booqday Qabriga Daarood Ismacil,
- Sep 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Hadaftimo ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Madaxweyne Dr ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Ka Hadlay Socdaalka C/wali gaas Gobolka sanaag,
- Sep 20, 2018
Golaha wasiirrada Somaliland oo u Shir gudoominaayay Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Deg Deg Daawo Video’Hadaynaan U Midoobin Daarood Weynu jabayna’
- Sep 20, 2018
Mid kamid ah siyaasiyiinta maamulka snm oo warbaahinta kula hadlay burco ayaa sheegay in ...
Deg Deg Daawo Video:Dr Cartan Oo Ka Hadlay in cudur laga qaado Tarmuusyada Shaaha,
- Sep 20, 2018
Dar Cartan oo kamid ah dhakhaaatiirta ugu waaweyn puntland ayaa ka hadlay mashruucan indho ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug,
- Sep 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo habeenkii xalay ka dhex ...