dahabshiil

DEG DEG DAAWO;-Muuse Biixi Oo Dhiigu Ku Kacay Iyo madax Weyne iyo Raysal Saare Cusub Oo Somaliland Loodhaariyay Wacdarihii London

Waxaa Magaalada London ka dhacday xaflad Lagu Dhaarinayo Madax Weyaha iyo raysalwasaaraha cusub Ee maamulka Somaliland Mustafe Martin iyo raysalwasare  Farxaan Oo Dhawaanahanba Dhowaanahanba Shir Uga Socday Jaaliyadaha kala Duwan Ee Somaliland Halkaasna loogu dhaariyay Madaxweyne Cusub Oo Ay yeelanayso maamulka Somaliland Iyagoo Sheegay In Madax Weynaha Hada Talada haya Ee muuse biixi Uu nan matalin Shacabka Somaliland Markaana Uu Ksuoo Baxay khiyaano qaran.

Jaaliyada Somaliland Ee ingiriiska Ayaa Wacdaro ka dhigay Xaflada Lagu dhaarinayay madax Weyaha cusub Iyo Raisal Wasaharaha maamulka Somaliland.

HALKAN RIIX OO DAAWO QAABKA DHAARTA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. Xaaji xarrago says:

    Ruwaayadii sooraan iyo jawaan baa ka khatarsanayd walaahi waliba tii xisbiyada

  2. axmed says:

    Maxadweyne martin, ayey Somaliya aqoonsaneysaa.

  3. Ahmed mire copyright says:

    Yes madaxwaynaha aan aqoonsanhy iyo majority ga shacabka somaliland Mr Martin

  4. Warsame says:

    Waa in lagahortagaa waa Fasaad iyo qaybin horleh oo kusookorartay umadii awalba qaybsanayd.somaliland meelamajirto.

  5. Hagar says:

    Maantuunbay somaliland madaxwayne heshay guul iyo gobanimo waligayaba dawladii aanu sugaynay hadaanu nahay shacabka ssc maantuun baanu helay madaxwaynuhu waa inuu buhodle booqosho ku yimaadaa caawa farxad baanu srexan lanahay

  6. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    SOO DHAWOOW MR NMARTIN OO XILI MUNAASIBA AYAAD TIMID WAANU KU FARAXNAY INAAD NOQOTO MADAXWEEYNAHA HARGEISA UU JAAHILKA DUCO-DIIDA BILILIQADA KU HEEYSTO.WAANU KUSOO DHAWEENEEYNAA HADEEYNU DOMALIWEEYN NUNAHAY.VIVA UNITED SOMALILAND STATE.

  7. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    Said
    Domsliweeyn=somaliweeyn.

  8. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    SOO DHAWOOW MR NMARTIN OO XILI MUNAASIBA AYAAD TIMID WAANU KU FARAXNAY INAAD NOQOTO MADAXWEEYNAHA HARGEISA UU JAAHILKA DUCO-DIIDA BILILIQADA KU HEEYSTO.WAANU KUSOO DHAWEENEEYNAA HADEEYNU SOMALIWEEYN NUNAHAY.VIVA UNITED SOMALILAND STATE.

  9. General morgan says:

    Hhhhhh

  10. Lafaruugaawi says:

    🤣🤣🤣🤣😁😁😁
    Dad bay meeli buktaa buktaa!!.
    Waalli cas iyo Waalli cadba kuwani way dhaafeene KITAABKA ay beenta ugu dhaaranayaan Allow ku soo hadee.
    Dad dooriyow Qurboow maxaa duul ku asqoobey uun iga dheh.
    Xayaa
    Al
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Soooooooomaaaaaaaal
    Ka naxaw❓ .

  11. Lafaruugaawi says:

    Addduuyada qof noolow maxaa aragti kuu laaban iyo dad dulleeye qarboow maxaad duul kugu asqoobey!!.
    Anigu kuwan jeel MADHERA Kuma xidhayee Allah ha soo hadeeyo .
    Because waali cad way dhaafeen iyo somaliland ayaa madax martey

  12. Lafaruugaawi says:

    Hees# miyay faqash miyay asqoobeen.

  13. Binary Operation says:

    waa majaajilo yar oo qurbaha ay koox yari ku qabsatay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxba ma dhaamo mustafe martin, sooraan iyo jawaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Binary Operation says:

    Axmed

    xamar aqoonsata, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    xamar waxay waxba u qaban wayday isimadii dhulbahante ee taleex kaga dhawaaqay khaatumo estate ee, ma majaajilaystayaal bay wax u tari? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii xamar wax tar leedahay, cali khaliif maanta hargeysa iskamu dhiibeen ee wuxuu ogaaday inaanay waxba u taraynin. lol kkkkkkkk

    kuwana iska dhaaf warkooda. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    habar yoonis baan ku heshiinayn in somaliland lakala qaybiyo.

    horeba c/raxmaan tuur ba ugu fashilmay inuu caydiid ku yidhaah qaab federalism ah wax aan u wada yeelano.

    dee meeshu c/raxmaan tuur ka fashilmay waxay ahayd dhanka beeshiisa garxajis.

    waliba c/raxmaan tuur oo ahaa jabhad ay muuse iyo isagu duurka soo wada galeen.

    ma yar qurba iska jooga oo casiir cabayay wax ka dhegaysan? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Binary Operation says:

    khaatumo, ma waxaad war ka dhigaysa, muuse ayaa majaajilaystayaal qurbaha jooga ka seexan waayay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    inabtiyaal wax ma idiin sheega, muuse ragan waxay ula mid yihiin majaajilaystayaasha sooraan iyo jawaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxooda xooga waa lagu qoslaya, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waa attention uunbay raadinayaan ee wax kale ma raadinayaan.

    xamar na kol ragii ka serious na haday waxba uga tari wayday Somaliland ma majaajilaystay wax u tari? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. IDOOR DHALA says:

    Kkkkkkk waa sakhraankii gaalka ahaa ee Minneapolis jookay waxaa xasuustaa asgoo ku dhacdhacaya wadada




Deg Deg Daawo Sawiro::C/wali Gaas Booqday Qabriga Daarood Ismacil,
- Sep 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Hadaftimo ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Madaxweyne Dr ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Ka Hadlay Socdaalka C/wali gaas Gobolka sanaag,
- Sep 20, 2018
Golaha wasiirrada Somaliland oo u Shir gudoominaayay Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Deg Deg Daawo Video’Hadaynaan U Midoobin Daarood Weynu jabayna’
- Sep 20, 2018
Mid kamid ah siyaasiyiinta maamulka snm oo warbaahinta kula hadlay burco ayaa sheegay in ...
Deg Deg Daawo Video:Dr Cartan Oo Ka Hadlay in cudur laga qaado Tarmuusyada Shaaha,
- Sep 20, 2018
Dar Cartan oo kamid ah dhakhaaatiirta ugu waaweyn puntland ayaa ka hadlay mashruucan indho ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug,
- Sep 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo habeenkii xalay ka dhex ...