dahabshiil

Shacabka Dhulbahante iyo Samaroon Oo Niyadda Ka Dhintay iyo Kacdoonka Shacabka Isaaq Warbixin.

Shabakada caalamiga ah khaatumonews waxaa ay halkan idiin ku soo bandhigaysa Warbixin kooban oo aanu diirada ku saarayno xaalada Siyaasadeed ee Gobolada Waqooyi soomaaliya iyo dawlada fadaraalka somaliya.

 

Tan iyo markii maamulka Beesha Isaaq ee somaliland uu Heshiis La galay shirkad laga leeyahay dalka imaaraadka Islamarkaana uu kula heshiiyay inay maamusho Dekeda Berbera ayaa waxaa ka dhalatay Xaalad siyasadeed oo cakiran Kadib markii dawlada somalia Si cad oon gabasho laheen uga hortimid Boobka hantida qaranka ee ay isku afgashaden  shisheeyaha iyo beelaha Ay ha dheesay somali nacaybku.

 

Hadaba shacabka isaaq ee goboladaHargeisa burco markii dawlada somalia is hortaagtay qorshihii berbera waxaa ay Bilaaben kacdoon Mudaharaadyo iyo Weeraro kala duwan oo warbaahinta ah.

 

Su aasha meesha taal ayaa ah Gobolada Sool sanaag cayn iyo Awdal ee beelaha Dhulbahante iyo samaroon Maxaa u diiday inay Muujjiyan Fikirkooda Masiiriga ah  oo ay ku taageeran dawlada somalia Go aanka ay ka qaaadatay berbera.

Ma la odhan kara Itaal xumo iyo garanwaa kama ahe waa niyadii oo ay ka dhinten shacabkaasi oo hadii ay sidan ku sii jiran ay noqon doonan 10 sane soo adan Kuwo halis ugu jira Inayba ku sii nooladan dhulkaasi.!

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKKKKKK. FAQASHTII ARGAGAX BAA KU DHACAY . SOMALILAND. ITOBIYA. UAE. GUUUUUUUL GUUUUUUUL. SOMALILAND

  2. Qaadiro says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Qaadiro says:

    faqash wey dhimatey

  4. M says:

    Faqash way dhimatay ku lahaa.
    Faqash waxaad uga jeeddaa Daarood, wallaahi waxaan ognahay in aad ina gumeed tahay oo haddii hal gelin lagu hayo adigoon waxbaba lagu yeelin in aad odhanayso sidaadii ” waa la xasuuqay”

    Sawtii Muuuse biixigii aan Pilotka diyaaradaha dagaalka ka dhignay ee xabashidu ka cabsan jirtay ay maanta xaskiisa ku casumo. Baqdin uu Daarood ka qabo.

    Itoobiya ninka kula heshiiyey aan Berbera isla dhuuqno, sow xaaskaaga aan kula waso maahan!?

    Tankale haddii Daarood uu dhintay maxaa kaa oohiyey, illeen waad aragtaa.Muuse Ooyaaye, islaamihii beesha oo wada ooyaya.

    Maxaad la ooyaysaa anigu Imaaraad iyo Xabashi ayaan ku idhi dalka annaga (Soomaali) baa leh.
    Iidor walaal isdeji anigaanba dhibaato kuu quudhin cadow uun baan kaa difaacayaa.

    Viva Hargaysa Somalia

  5. dhashii SNM says:

    maad iska tiraahdid may dhigaan mudaharaad daaroodeysan somalidii kale way idinkaga hadheen wayna idinku fahmeen dagaalka beeleysan eed wadaan kkkkkkkkkkkkk tii maraykankaba afar daarooda ayaa yaacayey wadada oo is lahaa somali isku qariya lkn iyagoo qayaxan ayey wadada ka cabaadeen wayna iska xaroodeen isku dirka daarood somali ka dhex wado waa la ogaaday maantana isaaq jawab kaga helimaysaan ee uu idinku yasayaa somalina way idin liiday si cad kkkkkkkkkk xataa muqdishaan waxad sheegeyso laga samayn farmaajaa cidla ka qayliyey uun

  6. IDOOR DHALA says:

    Alamaxaa ku dhacayeey FAQASHTII maxaa ku dhacayeey kkkkhaha lol!!!!!? Manshalah

  7. Dhulbahante iyo samaroon wase says:

    Runtii waxan aad ula yaaba kuwa websetkan leh maxad la calaacaleysaan.bushaaro Waxad ogaatan ictiraafkii Somaliland uu soo dhow yahay. Ilaahay isha banii aadamka haka qabto reer Sheikh sixaaq. Ilaahayow hadaan adoonkagii ahay isha dhulbahantaha iyo Samaroonta iyo warsengeliga naga qabo iyo isha fashaqta waa dad cawri kulul waa dad aan ogaleyn inaad noolato laakin indhahooda oo shan ah waxan tusaya duriyada reer Sheikh sixaaq waxa ay tahay. Miyey miir beel asqooben muraara dilaac ma quusteen inana muxibiyo kalgacal miran maashee farxadii magabine viva duriyada xalaasha viva reer Sheikh sixaaq. Awoowo Sheikh sixaaq ilahay haku naxariisto

  8. Dhulbahante iyo samaroon wase says:

    Dhulbahante iyo samaroon ma mudaharaadi karaan reer Sheikh sixaaqba dhakada kaga taagan. Baarlamaanka Somaliland wuxuu soo saarey sharci ka dhigaya cadowga Somaliland qofkii ka soo horjeesta go.aanka dekada Berbera. Berbera Isaaqba leh isaaq oo kaliya ayaa bixin kara. Berbera waa dhaxalkii awoowgey Sheikh sixaaq waana meesha kaliya ee ictiraafka Somaliland ku jiro.

  9. Ina Goonle says:

    Jamhuuriyada Somaliland waxa soo dhisay Daroodka Somaliland iyo Samaroonka Somaliland.

    Cadowga Somaliland kolay waa dad ibliis wado oo xumaan uurkooda ka buuxdo, kolkaas si kasto runta loo sheego wax ma fahmayaan.

    Isaaqi sowti iyagu dhexdooda isu laayay oo gam iska siiyay, miyaanay Daroodka Somaliland iyo Samaroon, Ciise,Gabooye iyo Somaliland intiisa kale uu kicin maalintaas badbaadinta dalkooda Jamhuuriyada Somaliland?

    Dalkan Somaliland ummad balaadhan oo reer Somaliland la yidhaahdo oo xita Hawiye leh baa dega oo ilaashanaya ee Isaaq uun ma aha.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...