dahabshiil

Magacyada Xildhibaano Lacag ka qaatay Shirkada DP World oo Fashilmay

Qaar kamid ah Xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku fashilmay qorshe la doonayay in Baarlamaanka uusan go’aan kasoo saarin arinta DP World.

Xildhibaanadan ayaa lacago ka qaatay Shirka DP World, waxayna ujeedadoodu aheyd inay ka hortagaan go’aanka Baarlamaanka uu dalka kaga mamnuucayo shirkada DP World.

Xildhibaannada saxiixay mooshinka lagu doonayay in aan go’aan looga qaadan Shirkada dP World waxay kala ahaayeen Maxamed Cumar Carte Qaalib, Cabdi raxmaan Ibbi, Axmed Maxamud Sheekh(Dhagaweyne), Maxamed Ibraahi Cabdi (Diyeeshe), Cali Maxamed Muuse, Aamino Cumar Jaamac, Huda Axmed Cali, Axmed Maxamed Jaamac, Faadumo Ismaaciil Xuseen, Aamino Sheekh Cusmaan’ iyo Faadumo Xasan Cali.

Si kastaba ha ahaatee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hore ugu digay Shirkadaha Ajaaniibta ee Mashaariicda la fulinaya Soomaaliya, waxayna talaabadan keeni doontaa in Shirkadaha iyo dowlada dalka mashaariicda ka fulinaaya ay amar ka sugaan Dowlada Soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Ciidamo Badan ka Goostay SNM iyo Maamulka SNM Ka Hadlay.
- Jun 21, 2018
Dhowaan waxaa deegaamo katirsan gobolka Sool lagu soo bandhigay ciidamo horay uga tirsanaa ciidanka ...
Deg Deg:Dhiigya Cab U Dhashay Maraykan Oo Garoowe Ku Aroostay
- Jun 21, 2018
Browns Camp July 2009 ayuu dilay u gaystay oday 73 jira ah jun 2018 ...
Deg Deg Daawo Video:Beesha Maxamuud Garaad Oo tidhi”Bahrarsame Waxaanu Uga Fadhina Jawaabta Falka Cabdi Khayre Kula Kacay Gabdhahayaga Islayay’
- Jun 21, 2018
Odayaal iyo waalidiin kasoo jeeda Gobolka Sool oo heyb qoys la wadaaga labo gabdhood ...
Deg Deg:Madaxtooyada Hargeisa Oo Qasan iyo Wararkii Ugu Danbeeyay
- Jun 21, 2018
Hargeisa{Khaatumonews}Kadib jaah wareerkii hadheeyay maamulka SNM kana dhashay dagaalkii tukaraq waxaa uu sababay in ...
Deg Deg Daawo Video::Mudaharaad Ka Dhacay laascaanood………………..
- Jun 20, 2018
Shacabka laascaanood Ayaa Dhigay Mudaharaad xoogan oo ay uga soo hor jeedaan maleeshiyada SNM ...