dahabshiil

Deg Deg:Xildhibaana Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Laba Qodob Xaasaasi ah.

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo Xarunta ay ku shiraan ee Magaladda Muqdisho sida qaar ka mid ah mudanayaasha ay u sheegeen Khaaatumonews ee Magaaladda Muqdidho

Kulanka Maanta ee Xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa looga doodi doonaa dhowr Ajande waxaana ugu weyn Xeerka Dhowridda Gobonimada iyo Madaxbanaanida Geyiga Soomaaliya kaa oo shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka Meel mariyeen islmarkana dalka looga Mamnuucay SHirrkadda DP World ee laga leeyahay Wadanka Isutagga IMaaraadka Carabta.

Dood badan ka dib ayaa mudanayaasha aqalka sare laga sugaya in ay ansixiyaan si markaasi uu u saxixo Madxweyne Maxamed Cabdullahi farmaajo.

Dhanka kale Xubnaha Aqalka Sare ayaa daba gal ku sameyndoonan Weerarkii bishii December ee sanadkii 2017ki lagu qaaday Guriga uu Magaalada Muqdisho Ka degan yahay Senator Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...