dahabshiil

Deg Deg:Muuse Biixi Oo Safar Dhuumasho Ah Hargeisa Kaga Baxay.

Wararka haatan Shabakada caalamiga ah Khaatumo News Ka Helayso Ilo Wareedyo Ku Dhaw madaxtooyada Maamulka Somaliland Ayaa sheegaya In goordhow uu Ka baxay muuse Biixi Hargeisa.

 

Safarka Muuse Bixi Oo ahaa Mid Dhuumasho ah ama Qarsoodi ah waxaa uu ugu Kicitimay dalka Imaraadka Carabta oo Diyaarad Khaas ah u Soo Diray Muuse Biixi.

 

Qorshaha Safarka Muuse Ee imaaraadka ayaa ah Mid Salka ku haya muranka siyasadeed ee Ka dhexeeya dawlada soomaaliya iyo maamulka Imaaraadka ee ku aadan fara galinta Dekeda berbera eeΒ dp world.

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 32)

  1. ciise binu axmed says:

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh oo yuu ka dhuumanayaa muuse biixi waddankiisii buu ka dhoofayey ,waddankiisii 2aadna wuu u dhoofayaa,,bal dadkan waalan eega waxa ay qorayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Abdinasir says:

    Isaaq maalintuu in yar isu geeyo baa ilaah ka qubaa ala nimanku mac no yaraa

  3. Lafaruugaawi says:

    FAQASH
    AL XIMAAR NAHIQA.
    BARKING DONKEYS.
    DAMEERO AANNU DUSHA KA FUUSHANNAY HORTO YAA DHUUSADOODA OG .
    DAMMEEROOW AMA XAARA AMA DHUUSA KUUKUUYO IYO KURDISH AMA XABASHIDA IDIN ADDONSATA AYAAD KA DHIIDHIYI LAHAYDEENE REER FAQASH BAH DILAN ISKA QATAARNAADA OO KU QARWA AAR XAARMAAJO NOO SEE LEE WAAYE XAMAARAA NAGU ADDONSANHAYSAA NOOπŸ˜€πŸ˜€πŸ˜πŸ˜πŸ˜€πŸ˜€β“ VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND
    KA NAXAW CAR IS XOREEYA
    XAYAA
    AL
    JAMHUURIYATUL
    ARDA
    SOOOOOOOMAAAAAAAL.

  4. xanuujiye says:

    Farmaajo ayaa hawada maamulana ma idiin cadaatay inay bern tahay kkkkkkkkk wadada maka almukarama ayaanu ka wada talin

  5. Ceerigaabo man says:

    MUSE ISAGOO JABHADII SNM AH AYUU DHULKAN SOMALILAND WAX KA XOREEYEY. MAANTANA HAWADEEDA HA KU RAAXAYSTO. WUU U SOO HALGAMAY. U GAAJOODAY . U DHIDIDAY. GUUUUUL SNM OO DHAN IYO SOMALILAND. WBT. KKKKKK

  6. AARKA BURCO says:

    GUUUL JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EEE SOMALILAND.

  7. Galbeedi says:

    aleylehe idoor waaudhamaatay waa iska arkayey Ale kafogaanshahaas insynande kumacaashayn waa Kuwaa qaylada kabilaabay meelwalba

  8. yaabane says:

    Qadar .Dubai qoryo dable haysigu dhiibto isfahma laga Kari waa. .ha is ramsatee daa

  9. Hassan says:

    Haddii aaneey Reer Khaatumonews ogeeyn safarka madaxweeynahooda anagu ilaa iyo saaka subaxdii hore ayaanu sii ogeeyn safarka madaxweeynaha Somaliland.

  10. Maax says:

    Anaguu naga dhuumanaya waan ku tusi doonaa in aan god madow ku ridno uusan weligii kasoo bixin. Balan weeye taasi

  11. Maax says:

    Doofaarada iidoorka waanu naqaanaa sida loo karbaasho. Dumarkiyo caruurtaad barakicin taqaaniin. Lkin laga bilaabo maanta somali dhibaato danbe uma geysandoontaan

  12. Binary Operation says:

    shalay talaabadii ay xamar samaysay consequences keedii bay maanta waajahaysa.

    walee gudcir bay xamar gudi doonta. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Somali Boy says:

    Beelaha Harti Samaroon iyo Ciise iyo gabooye iyo fiqishiniba waa inay ilaaliyaa midnimada
    isaaq kaligiiis cidi aqoonsan maysee
    muhiimadu waa in Idoor arkaan inay cidlo hal ku lisayaan.

  14. IDOOR DHALA says:

    Alamaxaa ku dhacayeey FAQASHTII maxaa ku dhacayeey kkkkhaha lol!!!!!? Manshalah
    Reply Β»

  15. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Somalo faty faty boy πŸ‘¦ or girl πŸ‘§
    What ever you ate baruurta iska rid shuluqawyahaw Jamhuuriyadda somaliland qabiil maahee waa QARANE.
    SOMALO FATY HANKAAGU HA DHAAFO JUFADIINNA REER ❓ HEBEL .
    VIVA JAMHUURIYADDA QARANKA SOMALILAND

  16. leopon says:

    waxay ku xirantahay midnimida dalku ciidanka fedaralka oo ladhiso hadii ciidanka qaranka ladhiso wax walba way hagaagayaan insha allaah

  17. Saylici says:

    Ciidamka qarankee faqash UAE safiirkooda yare Xamar jooga ayaa Xaar maajo farta ugu yeedhee 😁😁😁😁sawtey moortyaanka Cabdi qaydiid naagtiisii oo xaaraysa musqusha ku jabiyeen ciidamada IMAARAADKA CARABTU ma xaar maajaa ka dambeeyay 😁😁😁😁 faqash somaliland baa god 🐍🐍🐍 Abeeso ugu gashay

  18. axmed says:

    Wax idiin soconaya malaha, Warqadii Furiinka waa la idinka haystaa, Dabacayuun caqlixumo waa la idinku yaqaan, walaahaan Dubey somaiya u joogeyn, Berberana u imaaneyn, wax kasta sameeya. Caruurtiinaad been u sheegeysaan,Xaaraan.

  19. Ahmed mire copyright says:

    Ooyaaaye imaaraadka miyaa lagu soo kudaya

  20. Ahmed mire copyright says:

    Kkkk

  21. InaLibaax Leged says:

    Big boy πŸ‘¦ Dabacayuun qabiilka Iiddor u yaqaan ma taqaan reer Oodweyne Faqash bay ku muddaharaadeene?

  22. Ahmed mire copyright says:

    Haa cabdiraxmaan cirro wuu diidey oyaayaaye inuu imaaraadka uraaco iraac buu ku yidhi waa layna so weeraree hooyadaa usheeg ayuu yidhi
    Good and very nice point

  23. Binary Operation says:

    axmed

    waaxay waraaqda furniinka aad ka sheekaynaysaa?

    ma awal bu caalamku sharci yaqaanay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii sharci shaqaynayo, somalia sheegashadeeda ku aadan somaliland sharciyan waa in valid.

    laakiin berigii hore security interest uunbay xamar ku noolayd.

    hadase since cold war kii jiray 70 yadii mid lamid ahi soo baxay, waxay u muuqata somaliland iyo somalia sidaas inay ku kala faashan doonaan.

    adeer haduu doono imaaraadku toos buu ii aqoonsan, oo halkaas bay kuwii kalena ka sii daba raacin illaa UN ta sidaas baan ku tagi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  24. Ina Libaax Leged says:

    Doqomadii daarood ahaa Doollo laga qaadye loo diid Dannood iyo hadday degi lahaayeen Nogobe IIDOOR baa dalkoodii xukuma labada daamoodba
    Dabacayuun cay maaha waa just IIDDOOR IYO TIMIRTII HOREBA DAB LOO WAA!!! HORTO CAGDHEER MA CAY BAA IYO AWR AWR πŸͺπŸͺπŸͺ DHALAY 😁
    Geela Australia πŸͺπŸͺπŸͺ Ku noolina ka Hawdaa

  25. Ina Libaax Leged says:

    Binary
    Kaa Anaa u jawaabee xabashida dajida ka dhergisa ha iska soo xoreeyo waa cagsheere

  26. Ina Libaax Leged says:

    Sixid
    Ahmed dabacayuun cay maaha waa just Kuwii indhaa u furay awawgaa oo Timir aannu geel iyo adhi kaga beddelan jirnay cuni garan waayay cawaannimaddisa ee intuu reer IIDOORA u soo hoyday TIMIRTII uu sitey lagu marti soorey ee yidhi 😁😁😁 TIMIRTII horeba dab loo waa

  27. Binary Operation says:

    khilaafka ka dhex aloosan qadar iyo imaaraadka, somaliland iyo somalia oo u muuqda midkii labada kuuriya oo kale.

  28. Binary Operation says:

    dowlada turkiga oo hinaase awgeed wafdi culus usoo dirtay somaliland.

    https://www.youtube.com/watch?v=_DBIw_UWqBs&feature=youtu.be

  29. Binary Operation says:

    illa daawo

    madaxweyne muuse biixi cabdi oo si maamus weyn ka muuqato maanta loogu soo dhaweeyay dalka isku taga imaaraadka carabta.

    https://www.youtube.com/watch?time_continue=151&v=men2SavHXAo




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...