dahabshiil

Deg Deg::Cabdi Qeyb-diid Oo Ku Dhawaaqay War Culus.

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta ka hor hadlayay Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu wali raadinayo sababtii ka dambeysay weerarkii lagu qaaday gurigiisa sanadkii 2017.

Sen. Qeybdiid ayaa kulanka golaha aqalka sare ka sheegay in ciidamada weeraray Gurigiisa la siisay amar qaldan oo ah in Gurigiisa lagu tuhunsanaa in uu ku jiro Ninkii ka danbeeyey Qaraxii 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Sen. Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada weeray gurigiisa ay ka soo baxeen Dugsiga Gen .Gordan Oo ah Xarun Ciidamada ay Imaraadka ku tababaraan.

Waxaa uu hadalkiisa raaciyay in Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, ay amarkan Gurigiisa lagu wareeray bixiyeen Ciidamada Imaaraadku tababaray weerareen Gurgiisa.

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in wali wax jawaab uusan helin kadib weerarka Gurigiisa oo sedex bilood hada laga joogo.

dhanka kale Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxa uu sheegay in Uusan ku qanacsaneyn Guddiga uu Madexweynaha u magacaabay in ay baaraan Kiiska weerarka lagu qaaday Gurigiisa 31kii December 2017 waxaana uu dalbaday in guddi isugu jira labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya loo xilsaaro.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...