dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Mudaharaad Farmaajo Looga Soo Horjeedo Oo Degmo Sool katirsan Ka Dhacay’iyo Daraawiishti OO Wali Amusan.

Waxaa maanta Magaalada Caynaba ee Gobolka Sool ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo Ay Dhigen Beesha habar jeclo  Mudaharaadkaasi oo looga soo Hor jeedo dawlada fadaraalka somaliya iyo madaxweyne farmaajo islamarkaana lagu taageeray Heshiiska Berbera.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale waxaa Wali Aamusan oo aan ka hadal xiisadan Darawiisha Reer Khaatumo Ee Gobolada Sool sanaag Cayn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Yuzra Lixle says:

    kkk

  2. xamdi says:

    hasku khaldin idoorka caynaba kaa ciyaya iyo ssc pls

  3. Galbeedi says:

    Warkaas baa igu socda marhaday idoorkii bilaabeen bananbaxyo oo ay macbeheedu tahay in maamulkaa snm naftii hayso Walee waa kabjarta

  4. Binary Operation says:

    xamdi

    caynabo sow gobolka sool kama tirsana mise ma rabtid ba? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii aad caynabo soo naxday dee xuduna inoo soo nac illeen iyadana inaka kula joogne, buuhoodlena sida si leeg inoo soo nac, illeen waan kula wadaaga iyadanee. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Ahmed mire copyright says:

    Habarjeclo iyo sacad muuse ha mudaharaadeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Ahmed mire copyright says:

    Caynabo iyo gabiley bes ayuunbaan laga mudaharaadi karaa

  7. IDOOR DHALA says:

    Alamaxaa ku dhacayeey FAQASHTII maxaa ku dhacayeey kkkkhaha lol!!!!!? Manshalah
    Reply »

  8. Ahmed mire copyright says:

    Jeengaanta xaaafadhooda uun weeye mudaharaad oooyaaye lagu taageeraayo

  9. Ahmed mire copyright says:

    Khaniiis dhala
    Qabiilkaaga magaciisa so qaado iidoor hooyada wasye

  10. IDOOR DHALA says:

    A mire khaniis buuran oo Hy sheegta lady boy iga dheh kkkk nacas faqasha baa tahay

  11. Ina Libaax Leged says:

    Waad garatey
    Big shaq boy 👦MAGAALADA UU SHEEGTO EE OODEWEYNE ANNA DEGAAN KAYGIIYA AYAA CAYNABA KA SII MUWAADINSAN IYO MUDAHARAADKA SALMIGAA
    BURCOONLINE .COM EEG

  12. Ina Libaax Leged says:

    Isaac dhala
    Waad garatey weliba Si fiican baad u garatey waa laga roone wareersan ciduu yahayba ee ha u jawaabin




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...