dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Dawlada Somalia OO Beenisay War Maamulka Puntland Ka soo yeedhay.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa beenisay iney joojisay Baasaboorka ay ka bixineysay Xafiiska ay hay’adu ku lahayd magaalada Garowe ee caasimada puntland

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa sheegay in Hay’adda oo markii hore deganeyd guri Kiro ah oo gaar leeyahay ay hadda xarun weyn ka dhisatay magaalada Garowe, halkaasi oo ay ka sii socon doonto howsha Shacabka ay u heyso Hay’adda.

 

Hay’adda ayaa mar kale ku wargalisay bulshada ku xiran adeegga xaruntaan in adeegga bixinta Baasaboorka dib uga bilaaban doonto xarunta cusub oo loo wareejiyay xafiiska

 

Dhinaca kale Hay’adda ayaa waxa ay cadeysay in aysan matalin isla markaana wax mas’uuliyad ah u haynin dad shaley sheegtey magaca Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

 

Agaasinka Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay madaxda Dowlad Goboleedka Puntland, gaar ahaan maamulka gobolka Nugaal wadashaqeynta hagaagsan, islamarkaana ku saleysan sharciyada dalka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Lafaruugaawi says:

    OO HORTO FAQASH FAQASH MA PASSPORT BAY LAHAYD❓ SOWTA LA GUMAYSTO EE XATAA SAFIIRKA JAR EE UAE KU FARTA UGU YEEDHO XAARMAAJO IYO AFAR QOOBLAHA MURUSADE EE XAYLE JANAQOW.
    XABASHI IYO JAREERTA AFRICAN AHINA ADDONSATO.
    WEGER OO KA WAASACAN REER QADAAD WEYN RIYAY KU JIRAAN IYAGOO XATAA BADDOODII KUUKUUYADA KENYA XOOG KAGA QAADATEY.
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC

  2. IDOOR DHALA says:

    Alamaxaa ku dhacayeey FAQASHTII maxaa ku dhacayeey kkkkhaha lol!!!!!? Manshalah
    Reply »




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...