dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Barlamaanka Hargeisa Oo Ka Jawaabay Go aankii Barlanaaka Somalia.

Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Ku shiray Barlamaanka Maamulka SNM Kuwaaso Sheegay In Kulanka Ay Maanta yeeshen uu yahay Mid jawaab u ah Barlamaanka fadaraalka Jamuuriyadda Soomaaliya Go aan uu shalay Ka qaaday shirkada Dp-World.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Barlamanaka Mamaulka SNM ee Shiray ayaa Ku doodaya in ay Xaq u leyihiin inay Heshiis lagalan Cidkasta islamarkaan waxaa ay wali Ku Sii Adkaysanayaan in uu Hirgalaayo heshiiska Dp-World.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Abdi maratoon Darwiish says:

    Markii Halyeeyadii Qaranka Hogaaminayeey,) Runta
    Idiinku Habeen,) Saw Daad Xoorta Meydaan Haahaaba_Neeeee,) Saw Hamiii Hadalkii Lama kala
    HeliwaainNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Saw Hanbabaradu Hirka Bada Ee Aad ku Hafateen,)
    Hiil kama HaybinNey SaanNeeeeeeeeeeeeeeeeeee,)
    Hadaad ku HadarteenNeee,) Runtii Haatan ma Hurtane

  2. abdul salah says:

    hoo bariiska meel xun buu kaga soo baxay xaarmaajo iyo tuugta suuqa xamar laga soo ururiyey horaa loo soconaa.

  3. SAMAALE says:

    TUG TUG DHALEY WAA ADIGA DADKA AF KAAGA QURANKA URKA BADAN NACAS

  4. Binary Operation says:

    consequences keedii maantaad hesheen

    baarlamaanka somaliland jawaabtiisu idin siiyay,

    dowlada imaaraadkuna waxay lasoo tashanaysaa madaxweyne biixi oo xogo waawayn oo jabka somalia soo dedejin doona ayaanu la wadaagayna. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. IDOOR DHALA says:

    Alamaxaa ku dhacayeey FAQASHTII maxaa ku dhacayeey kkkkhaha lol!!!!!? Manshalah
    Reply »




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...