dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro::Fadeexad Weyn Maxkamda Garoowe U Xidhan Sababa yaab leh iyo Ceebaha Gaas oo Fadahaad Dhaafay.

Maxkamadda Garowe ayaa xiran oo aan shaqayn sabab la xiriira mushaar la’aan baahsan oo soo food saartay shaqaalihii iyo masuuliyiinta maxkamada sida ay sheegeen dad xogogaal ah.

Masuuliyiinta maxkamada darad 1aad iyo Maxkamada sare oo aan xiriir la sameeyney inooma suurta galin in aan helno.

Masuuliyiinta maxkamada sare ayaa sheegay in ay war ka soo saari doonaan xirnaanshaha maxkamada oo aan shaqayn ilaa khamiistii la soo dhaafay.

Xirnaanshaha maxkamada Garowe ayaa sababtay inay baaqdaan dacwado badan iyo Eedeesayaa maxkamada la horkeeni lahaa, kuwaas oo saldhiga buux dhaafiyay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Sool Man says:

    kkkkk cidanba gadoday ayaan ogene waxay maxkamadu barina wasiirba gadoodey kkk




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...