dahabshiil

Daawo Video:Reer Borama Oo Sida Adoomaha Aan Xorta Aheen Uga Hadlay Heshiiska Beesha Isaaq iyo Shirkadda DP WORLD

Qaar kamid ah dadweynaha magaalada Borama caasimada Gobolka awdal ayaa si Ay ka muuqato Dulinimo iyo Baqdin uga Hadlay heshiiska been Abuurka ah ee Dhexmaray Beesha Isaaq iyo Shirkada DP WORLD Kaaso Beesha isaaq somali nacayb Aawadeed ay Ugu Wareejisay Dekeda Berbera Shirkad yar oo U leeyahay Nin Dhalasho ahaan ka soo jeeda maamulka Imaaraadka oo haatan isagu ah cadowga Koobaad ee somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Sool Man says:

    kkkkkkk kuwan hadalka habaar kaga dhacay

  2. Ahmed mire copyright says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Anigu ciwaanka ayaan ku qoslaya

  3. Yusuf says:

    Mucaaaridka heshiiska Khaatumo iyo Somalilaannoow, barigii hore waxaanu moodi jirney, in aad sidan dhaantaan, laakiin waxaad noqoteen badow jaahila oo aan dabeeto, tooda iyo taayada toons wax ay ka xumeeyaan mooyaane aan waxba ku tareeyn ee maqla Professor Ali si aad dadkacu soo gaadhaan..

    • Mrsomali says:

      BOORAMA WAA SOMALI DHAB AH .. OO Loo diiday in ay Dhistan DEKADA LUGHAYA .. HATAA LOO DIIDAY wadadii Jabuuti ..lughaya . borama ilaa kilinka … cunaqabateynta dhaqaalaha ee REER AWDAL LAGU HAYO LAMA OGOLAAN KARO .. VIVA SOMALI IYO SHARAFTEEDA

  4. Binary Operation says:

    heshiiska berbera cid ka hadli kartaa ma jirto

    xamar ma khuseeyo oo kala qaran baanu nahay oo waanu kala baxnay, majeerteen kama hadli karo waayo maahan deegaan daarood,

    samaroon kama hadli karo waayo maahan deegaan samaroon.

    waxa qudha ee ka hadli karaa isaaq, siiba subeer awal oo ah dadka berbera ugu badan ee degan.

    kol hadii inakii subeer awal ee berbera ugu badnayn raali ka nahay, isaaqii kalena raali ka yahay. ma garan waxa ka khuseeya c/wali gaas iyo farmaajo.

    c/wali gaas isagaaba tiisi boosaaso ku wareejiyay, kolka inuuba ka hadlo umaba banaana dekeda berbera.

  5. Binary Operation says:

    sheekadan ah hanti somaliyeed ba laga dhisay,

    kaalay berbera sowtii xamar lahayd daadku ha qaado.

    hantida la sheegayo waa canshuurtii shacabka reer somaliland laga qaadi jiray weeye, oo wax xamar ama garoowe ku darsatay berbera ma jirto.

    dekeda berbera waxa dhisay ingiriis, soviet kii iyo maraykanka.

    dalalkaasina jeebkooday kala yimaadeen, hantida aad sheegaysaana waa wax shacabka somaliland lahaa ee somali kale wax kuma darsan.

    in fact dekeda muqdisho ayay ahayd tii hantida umada somaliland laga dhistay.

    taayadii nalaga qaadayay wax yar uunba berbera laga siiyay inteedii kale xamar ba deked ku dhisatay.

    bal taas ba nala hadlaysa, socda, oo halka ka baxa weeye warku.

    waxay soviet iyo maraykan jeeb kooda ka keensadeena maahan wax somali leedahay ee waa wax dowladahaasi leeyihiin weeye.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...