dahabshiil

Daawo Video::Madaxweynaha United Somaliland Front Oo Taageeray Go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne ustafe Maxamed Martinayaa ugu horayn uga mahad celiyey Madaxwayne Farmaajo, Isgaoo sheegay inuu soo celiyey Hantidii Ummada Soomaaliyeed, oo ay ka mid tahay Hawadii Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxaa uu taageeray Go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo meesha ka saaray HeshiiskiI DP World, Wuxuuna uga mahad celiyey Jaamacada Carabta, QM iyo Dhamaan dadkii ka qayb qaatay in la Boobo Hantida ummada Soomaaliyeed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Yuzra Lixle says:

    kani waa faqash

  2. Lafaruugaawi says:

    Crazy kadeedan
    Nin waalan talaw yaa u miyir qaba .❓
    Kan maana malyuun baa dhaanta iyo oo haddana BAM BAM.
    CILAAJ YAA GEYNAYA KANIISADAGA MINNESOTA AYUU KA DAWARSADAAYE.
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC

  3. Binary Operation says:

    kani maba jiro, waa waxaas aan jirin weeye wixiisuba. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. IDOOR DHALA says:

    Kkkk odaygii yaraa sakhraanka ahaa Minneapolis jookay kkkk




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...