dahabshiil

War Deg Deg Ah:Wasiir PuntlandAh Oo Dhaawacmay Iyo Dad kale Oo La Dhaawacmay Sababta.

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay shegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay dhaawac soo gaaray wasiir ka tirsan Puntland iyo dad kale.

Gaariga shilka galay ayaa marayey duleedka magaalada Garoowe, gaar ahaan meel ku dhow xerada 22-aad ee ciidamada Daraawiishta Puntland, waxaana la socday wasiir kuxigeenka wasaaradda Cadaaladda Puntland, C/fitaax Xasan Waloore iyo mas’uuliyiin kale.

Wasiir kuxigeenka iyo Labo qof kale oo la socotay ayaa ku dhaawacmay shilkan, iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in gaarigu uu kasoo rogmaday buundo yar oo halkaasi ku taallay.

Saraakiisha caafimaadka ee Garoowe ayaa sheegaya in xaaladda wasiirka ay tahay mid yara wanaagsan, mana jirto faahfaahin intaan ka badan oo la helay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...