dahabshiil

Deg Deg:Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay War Naxdin Ku Abuuray Alshabab.

Xog haya Arrimaha Dibadda Mareykanka Rex Tillerso oo booqasho ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika ayaa Howl galka Midow Africa ee AMISOM ee ay ka wadaan Soomaaliya ku aamanay dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab iyo dadaaladooda Xasilinta Soomaaliya.

Xog haye Tillerson ayaa balan qaaday in Dowladiisu ay la shaqeeyneeyso Midowga Africa si Al-shabaab looga adkaado, loona ciribtiro Argagixisadda geeska Africa iyo Dadaaladda Dowladaha Badan ay ugu jiraan dhameeynta Xagjirnimadda.

“waxaan la kulmi doonaa Gudoomiyaha Guddiga Midowga Africa Muuse Fiqi Muxamed, waxaana kawada shaqeeyneeynaa in laga Adkaado Argagixisadda Qaaradda” ayuu yiri Rex Tillerson.

Tillerson wuxuu Howlgalka lagu Dagaalamayo Al-shabaab ee Soomaaliya u balanqaaday $140 Million, taasi oo uu sheegay in wax ka tari doonta Dar-dar galinta Dadaaladdda Xasilinta Soomaaliya.

Dowladda Mareeykanka waxaa ay ka mid tahay Dowladaha ugu horreeya oo Soomaaliya ka saacida sidii looga adkaan lahaa Al-shabaab.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...