dahabshiil

Deg Deg:Gabadh Lagu Dilay Magaalada Hargeisa Sababta.

Gabadh Diyaar Garowgii Arooskeeda Ku Jirtay Oo Lagu Dilay Magaalada Hargeysa Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa baadhaya kiis dil ah oo ka dhacay xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa ,taas oo aheyd gabadh doonanayd oo diyaar garow ugu jirtay aqal galkeeda.

Wararka aanu helnay waxaa ay sheegayaan in dilkan loo qabtey oo lagu eedeyey wiil ay ehel yahiin “Waxaan wax yar ka hor maqlay qeylo ka yeedhaysa xaafad iga soo hor jeeda , waan baxay si aan u ogaado waxa dhacay , gudaha ayaan guriga u galay , waxan la kulmay xaliimo oo aheyd inan maalin walba aanu is arragno mudo dheerna aanu jaar aheyn oo gawracan ” sidaas waxaa yidhi Hibo Cali Xaaji Raabi waxaana ay intaas ku dartey.
“Xaliimo waxaa ay aheyd aroosad lagu hawlanaa xeedhooyinkeeda shalay-na waxaa ay soo eegatey qalabkii gurigeeda ( Furniture ) ” ayey tidhi hibo

Wax faah faahin ah lagama bixin dilkan sida uu u dhacay iyo sababta midna , gabadhan ayaa sida aanu kor ku soo sheegnay u mehersaneed wiil kale oo la sheegay in isaga laftiisa ay Inaabti yahiin , kaas oo dalka dibadiisa ku maqan lana filaayey in uu dalka dhawaan imaado si uu u aroosto gabadha u mehersaneed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. dheeg says:

    Wuxuu ahaa inaabtigeed oo ay hore udiidey inuu guursado oo xaafad ay wada geli jireen marxuumata Alle ha u naxariistee

  2. Ahmed mire copyright says:

    Waxaa guursan rabey marxuumada ninka soo degaya ee lasheegaya waa Mr BINARY gay
    Ilaahay haw naxariisto marxuumada

  3. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    BINARY GAY
    WAAN KAAGA TACSIYEEYAY LAAKIN SEED KU DAMACDAY NAAG NIN U DHEXDAY DUF KU BAXE.

  4. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    BINARY GAY
    WAAN KAAGA TACSIYEEYAY LAAKIN SEED KU DAMACDAY NAAG NIN U DHEXDAY DUF KU BAXE.
    CAKUYE NIN GARAC LAGU DHALAY




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...