dahabshiil

Deg Deg Dhagayso::Dowlada Oo Sheegtay In Beesha Caalamka ay la qaadatay Go’aankii Ahaa in ay ……

Maxamed mursal sheekh wasiirka gaashaandhiga xukuumada fedraalka soomaaliya ayaa shaaciyey in beesha caalamka ay hor dhigeen qorshihii ku aadan in ciidamada dowlada si buuxda loogu wareejiyo guud ahaan Amaanka dalka

HALKN KA DHAGAYSO

Wasiirka Maxamed ayaa xaqiijiyey in arintaasi beesha caalamka uu ajiibay isla markaana dhawaan ciidamada dowlada ay la wareegi doonaan xukunka guud ahaan gayiga soomaaliya oo ay hada maamulaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Ee AMIOSM.

 

Qorshahan ayaa in muddo ah soo jiitamayey,waxana si gaar ah loogu gorfeeyey kulan uu shir gudoominayey raysul wasaare kheyre kaasoo Maalintii Shalay ahayd lala qaatay xubno ka socday beesha caalamka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...