dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Barlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Soo Afjaraaya Xiisada Ber-Bera.

Xubnaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo 10-kii bishaan Maarso Kalfadhigooda seddaxaad uu furay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta yeelanayo kulanka ugu horeeyo Kalfadhigaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ajandaha kulanka maanta ee Xildhibaanada waxaa uu yahay Heshiiska Dp world ee Ku saabsan dekadda berbera kaa oo udhaxeeyayEthopia , Soomaaliland iyo sidoo kale shirkadda DP world ee laga leeyay Wadanka isu tagga imaaraadka carabka.

 

Golaha shacabka Soomaaliya ayaa la filayaa in Dood ka dib ay Go’aan qaataan kaa oo aan la ogeyn in uu la mid noqonaya kan Xukuumadda ee ah in heshiisku sharci darro yahay iyo in uu ka duwanaan doono.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Hassan says:

    Sidii uu madaxweeyne Muuse Biixi uugu tilmaamey Damiir Ciyey Farmaajo ayuu waxa ka soo bax baarlamaanka Somaliya ee Farmaajana u yahey dameero ciyey oo ka hadlaya waxaan aaneey waxba ka badeli karin ama aan khuseeyn,kkk.

  2. zoo mali says:

    cida dameerka iyo cida qyga tee micna leh?
    aygu wuxu marku arko cadaw tuug iwm…
    dameerku se waa ci bilaash ah.
    Mudane Muuse Biixi medheedii buu dhigay cida wallawaynta.

  3. Lafaruugaawi says:

    Kuwan iyagiiba gurigan ay ka dhex qaylinayaan Ethiopia iyo Jareerta kuukuuyadu xabbadda la dhex taagan yihiin ee la gumaysto maxaa looga jawaabi iyagiibaa cid walba u jabaye(Af nooli wuu hantaatacaa EYNA🐕🐕 wuu ciyaa uun iga dheh)
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND

  4. Qaadiro says:

    lafaruug kkkkkkk kuukuuyo alla maxaa qosley kkkkkkk wuu iga.qosliyey

  5. Ceerigaabo man says:

    WAA IMISA TIRADA DABEERAHAN CIYAYA. MUSE WAA RAGEEDII MUXUU YIDHI WAA DAMEERO CIYAYA. GUUUUUL MADAXWEYNE MUSE BIIXI. GUUUL SOMALILAND. KKKKKKK

  6. Kaahin says:

    This is a great news these donkeys gave us the opportunity to activate the second revolution to finish what we started 1980,we take the war to their little enclave and finish the job once for all

  7. Binary Operation says:

    wax lasoo af jaray ma jirtee somalia declare garaysay war dagaal.

    dagaal ku socda xulufada somaliland itoobiya iyo imaaraadka.

    waase la arki oo way heli jawaabteeda.

    inay itoobiya iyo imaaraadka iyo somaliland wax ka qaado iyo inay jabkeedii uun sii dedejisatay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Ali yusuf says:

    Loyarki kenya ka hadlsysa wuxu sheegay inaan hargeysa laga fulin karin markas wuxu ku sheegay warqado iyo hadal madhan bbc ka dhageysta




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...