dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Barlamaanka Soomaaliya oo soo jeediyay ciqaabta uu muteysanayo Ciddii ka hortimaada go`aankii lagu mamnuucay DP World

Xubnaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta dalka ka Mamnuucay Shirkada Dp World, kadib markii ay ka doodeen sidii laga yeelilahaa Shirkadaasi, waxayna isku raaceen in dalka laga Mamnuuco shirkada DP World, waxa ayna soo jeediyeen qodobadaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

1-Heshiis kasta oo lala galo dowlad ama hay’ad kaloo shisheeye, oo ka hor imaanaya dastuurka federaalka ah waa waxbo kama jiraan aanan sharciyad laheyn

2-Heshiis kasta oo shirkadda Dubai Port World” DP world” lala galay waa waxba kama jiraan maadaama uu ka hor Imaanayo dastuurka dalka, xeerka maalgeshiga shisheeye Soomaaliya iyo shuruucda kale ee dalka u degsan.

3-Shirkadda Dubai Port World “DP World” oo si bareer ah ugu xadgudubtay siyaadada, madaxbannaanidu midnimada iyo bedqabka dalka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyaa, waxaa saas daraadeed shirkadan laga mamnuucay dalka.

Dhankale Xubnaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa soo jeediyay in Muwaadinkii Soomaaliyed ee ka horyimaada qodobadaan uu muteysan doono ciqaab Xabsi ah oo u dhaxeysa 10-30 Sano.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Lafaruugaawi says:

    FAQASH FAQASH(NAHIQAL XIMAAR UUN IGA DHEH) QOLKA YAREE AMISOM KU ILAALISO EE AY KA BUUQAYEEN AYAABA LOOGU TALIYAA IYANA HESHIISHYO AYAY KA HADLAYAAN.
    CAR DEKADDA MUQDISHO EE KURDISHKU KU GUMAYSTO IYO MADHEERTEENIA BOOSAASO KIRAYSAY HA LA HADLAAN HADDAY WAX XUKUMAAN INTEY SOMALILAND REPUBLIC OO AANAY DHULKEEDA TAAKA KA MIDA CAG SOO DHIGI KARIN KU KHAFIIFEEN .
    FAQASH LITTLE PIGLETS 🐖🐖🐖🐖🐖 HAYDINKU TAAGNAATO OO ISKA BAROORTA JANUARY 1991 KII AYAY SOMALILAND MAPS KA ADDUNKA IDINKA TIRTIREE
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC

  2. Hirad says:

    Hus naayaa aamus waa ceebe yaan lagu maqlin wuu kuu qaboobiye

    Ragga ragga ah haku dherersan

  3. Binary Operation says:

    waxay ka mamnuuci karaan uun waa inta federalism ka ku heshiisay, oo qodobkan ay cuskadeen wuxuu saamayn karaa oo qudha waa boosaaso iyo kismaayo.

    wax saamayn ah kuma leh berbera, howsheena waanu wadanayna,

    dp world waa sii joogaysaa, imaaraadkuna saldhigiisii military waa hirgashan doona.

    anigu waxaan u arka somalia waxay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah dalalka itoobiya iyo isku taga imaaraadka carabta.

    jawaabaha iyo jabka ay kala kulanto waa loo wada jooga.

    waxay ka ahayd ku xumee somaliland, laakiin waxay si weyn uga cadhaysiin doonta dowladaha itoobiya iyo imaaraadka.

    waxayna dhiirigalin doonta in dalalkaasi si badheedh ah somaliland u taageeraan, howshuna u socoto,

    jawaabtuna waatan,

    madaxda somalia kama soo agdhawaan karaan madaarada dalalka somaliland itoobiya iyo imaaraadka,

    somalia shirarka midowga africa ee addis ku qabsoomaya waa laga mamnuucaya.

    muwaadiniinta somalia ee sita baasaboorka baluugan, waa laga mustaafurinaya dalalka imaaraadka iyo itoobiya.

    sidoo kale dadka kasoo jeeda somalia ee ku sugan somaliland waanu soo dareerinaynaa.

    wax saamayn ah kuma leh heshiis yaduna sidii loo galay ku soconayaan.

    nin ba jabkiisu joogaaye, ha sugo jawaabta. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. HARTI LAND says:

    waa sidaa gudoomiye si fiican baad u dhigtay taako kasta oo somalia kamida in lagu soo xadgudbo waxaa difaacaya dhamaan shacabka soomaaliyeed oo idin garab taagan tan kale dpworld keliya maaha waxaa jira shirkado kale oo badan oo qawlasato ah iyagana waa in loo digaa talaabana laga qaado sida tan looga qaaday .QOLADA DHAQASHLAND way waasheen




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...