dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Xaalada Horufadhi Maleeshiyaadki Oo La kala Qaaday iyo Garaad Cabdirashiid Door Libaax leh Ka Qaatay.

Waxaa Goordhaweyd Garaad cabdirashiid iyo Ergooyinkii kale buuhoodle ka yimid ay Ku Guulaysten inay kala qaadan maleeshiyo beeleedka Beelaha hayaag iyo hagar oo shalay dagaal ku Dhexmaray deegaanka Horufadhi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maleeshiyaadka Beesha reer hagar ayaa Loo raray Dhanka Deegaanak Gocondhaale iyadoona dhanka kale meleshiyaadka Beesha hayaag loo Qaaday Dhanka Ceegaag.

 

Xaalada Deegaanka Horufadhi ayaa haatan ah Mid caadi ah waxana socda Wadahadal looga Hadlaayo Shaqaaqadii Shalay.

Garaad cabdirashiid oo kamid ahaa isimadii ugu Horeeyay ee  Gaadhay saaka Deegaanka ayaa Ka Ciyaaray Qeyb libaax leh nabada beelaha Walaaha ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. somalia waa mid says:

    Garaad cabdirasiid waraaba dheere waa mahadsanyahay laakiin sida aan filayo xal looma heli doono

  2. Sool Man says:

    wlahay garaadkan ilahay ayaa umada usoo diray guul nabadoon

  3. Wiil-Omar-Wacays says:

    Inaaga Qabta intaaysan balaraan waar isu duulqaata

  4. Haliye says:

    Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo dhiiga dadka muslimiinta ehelka ah ee aad kala dhexgesheen.

  5. Haliye says:

    Dadaalka halkaas kasii wada.

  6. Fardojaan says:

    Somali waa mid
    Wax kasta aduunka
    Xal waa laga gaadhi
    Karaa we adigu
    Habaarka meesha kala
    Bax iyo nacnacda

  7. khaatumo says:

    garaad ilaahay ha ku xifdiyo in sha alaah waad guuleesanaysaaaa

  8. Raage says:

    Dhulbahante caqligoodu ma sidan buu ahaa, dhulkoodii ayaa rag kale ku soo duulay oo xoog ku haystaa, dhul ay xoreeyaan ha joogtee iyagiibaa kala dhammaanla’ . adeerayaalow haddaad dantiinnii gabteen oo sidii dad waalan aad iska dabawareegaysaan marka dee in laydingumaysto iska ogolaada!!! “ haddaad tashanweydaan waa laydiin talin.

  9. axmed says:

    Taasi nasiib darro ayey ahaan lahey, dagaal dad wada dhashey, qoryaha meesha ku haboon u jeediya, ka sara dabacayuun dhulkiina, sidanu waa maxey.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...