dahabshiil

DAAWO;-Buubaa Somaliland Berina Yuhuud Ayay Bada Ka Ibinaysa Dhaliilayna heshiiska DP WORD

Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka Heshiiskii dhowaan ay gaadheen Shirkada DP World, Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo ku saabsanaa dekedda magaalada Berbera.

Wuxuu Siwayn u dhaliilay in Saamiga lasiiyey Somaliland, Wuxuuna sheegay in Wixii la doonayo ay ka yeeli doonto Shirkada DP World, Wuxuuna sheegay inuusan ahayn Heshiiskani mid wanaagsan, Isagoona Su’aal ka keenay halka ay itoobiya kasoo gashay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Hadii DP World maanta Qayb ka iibisay Itoobiya, Berito maxaa u diidaya inay ka Iibiso Israa’iil, Ugu yaraan waa inay Somaliland yeelato 51% “ Ayuu yidhi Buubaa.

 

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    MAXAA KEENAY INAY SHARGEISA SAAMI YARAATO????????????
    XAGEEY BEEY ETHIOPIA NAGA SOO GASHAY?????
    XAQUL QALINKA MIYAA LAGA DOOR BIDAY
    DHAXALKII SHACABKA????????????
    KHAYRE WUXUU U QEEYLINAYAA DHAXALKII SHACABKA OO TUUGO DHACAYAAN.
    YEELI MAYNO BAADAAS HADAYNU SOMALIWAYN NU NAHAY OO DIIDI MAYNO HORUMAR.

  2. Lafaruugaawi says:

    FLIKER WAALLI KHANIIS
    ADIGA FILMKAAGU WUU QARXEE KAMIISADAHA NEDERLAND ISKA TUUGSO😁😁😀😀😀🐖🐷👎👎 FLIKER DAKLOOS😁😁😁😁 CRAZY HOMELESS AH HA KU QARWIN SOMALILAND
    VIVA REPUBLIC IF SOMALILAND

  3. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    Lafoeey ruuge shargeisa waxaan ku bartay markii ay hooyadaa saf loogu jiray baa dhinaceyga ka geli jiray ileen lafo helimayso eey idinku koriso.

  4. Binary Operation says:

    dowlada itoobiya oo farta ugu yeedhay raisal wasaaraha somalia xasan khayre, kulana balantay kadib safarkiisa maraykanka inay kula kulanto Nairobi, dowlada itoobiya ayaa ka codsanaysa raisal wasaaraha somalia inaanu ka hor iman danaha dalka itoobiya waa haduu doonayo inuu xidhiidh fiican la yeesho dowlada itoobiya. dowlada itoobiya ayaa sidoo kale ka codsatay raisal wasaaraha somalia inuu raali galin ka bixiyo hadaladii xanafta lahaa ee uu kaga tiraabay xamar ee ka dhan ka ahaa heshiiskii sadex geesoodka ahaa ee ay wada galeen itoobiya, somaliland iyo dpworld.

    http://www.warqaad.info/xog-cusub-itoobiya-oo-u-yeertay-kheyre-arrinta-berbera-oo/

  5. Binary Operation says:

    Gudoomiyaha shirkada DPW ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi . Somaliland-na tahay dawlad madax banaan . cadeeyeyna in ay sii wadi doonaan mashruuca dekedda Bebera .

    https://www.facebook.com/CabdimaalikMuuseColdoon/videos/2375163595843068/?story_fbid=272707789933322&id=100015823097144&comment_id=272713096599458&notif_id=1520216816073279&notif_t=comment_mention

    war deg deg ah; dowlada imaaraadka oo ganafka ku dhufatay hadalkii doraad kasoo yeedhay xamar, si cadna ugu sheegtay maamulka muqdisho inaanu waxba ka qaadi karin heshiiskii sadex geesoodka ahaa, sharcina tahay heshiisyada ay wadagaadheen somaliland dp world iyo itoobiya.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...