dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Garaad Cabdirashiid Oo Midmid U Booqday Iskuulada Widhwidh Muxuuse La Kulmay,

Garaad cabdirashiid Cismaan ismaacil Waraaba Dheere Garaadka Beesha Guuleed Garaad {Barkad} ayaa Booqasho u Guurgal xaalada Waxbarasho ee Degmada widhwidh ku tegay labo Iskuul oo kuyaal Degmadaasi widhwidh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu Horeen Garaadka ayaa ku hormaray iskuulka Qadiimiga ah ee Degmada widhwidh waxaana uu Fagaare kala hadlay Ardayda isagoona ku waaniyay kulana taliyay Inay Siwacan oo Leh daganasho iyo dadaal u gutaan Waxbarashada.

 

Dhinaca kale waxaa uu Garaad cabdirashiid  kulan la qaaday oo xafiiskooda kula shiray Maamulayaasha iyo macalimiinta iskuulka isagoona kadhagaystay baahiyaha iskuulka.

 

Intaaasi kadib waxaa uu Garaadka Guuleed Garaad booqday Iskuulka hoose dhexe Ilays oo kamid ah isna iskuulada Degmadasi ka hawlgala iyadoona halkaasi si lamid ah sidii hore ula hadlay maamulka iyo macalimiinta iyo ardayda.

 

Garaadka Ayaa noqonaya garaadkii ugu horeeyay ee Si  joogto ah ugu kuurgala nolosha dhabta ah umada dooratay iyadoo inta badan isimada SSC ku caan bexen  Ku milanka maamulada Hareeraha iyo ilowga hawlaha loo doortay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Sool Man says:

    maansha alaah garaadkan cusub waa nin ay ka muuqato daacadnimo ilahay umada kuu hagaajin lahaa haka dhigo waliba beshadan barkad xaare ee kayse afdalool iidoor ka iibsanayay sanadkas

  2. khaatumo says:

    garaad soo dhawoow dhamaan beesha guuleed garaad iyo islaamkuba way kuu hambalyeenayaan

  3. IDOOR DHALA says:

    manshalah ubaxii maant madaxdii barito nice photo




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...