dahabshiil

DAAWO+VIDEO;-kulankii jaaliyadaha Khaatumo EMaraadka lyo Reysal Wasaare khayre Maxaa kasoobaxay

Raysal-wasaaraha soomaaliya xasan cali khayre ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda degaanada sool sanaag iyo cayn ee imaaraadka carabta waxayna ka wada hadleen mashaariic laga fulinayo degaanada sool sanaag iyo cayn iyo waliba in degaanada Sool Sanaag iyo cayn ay ka dhacaan doorashooyinka soomaaliya

Afhayeenka SSC ee imaaraadka Faysal Cali mas oo ka qeyb-galay kunkaasi ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kala hadleen raysal wasaaraha

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Lafaruugaawi says:

    Calankii daanyeerada
    Calankii faqash faqash littles piglets 🐖🐖🐖🐖🐖 aannu beri hore xabbalaa JULA JUWAAY IYO RAAS KAAMBOONI KU AASNAY MA DAD SOO FAQDAY😁😁😁😁😁 DHIDARKUBA XAABSLA QOD FUSHUN MAWGUGU DHAADHCAY
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC

  2. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    Calanka suubani oo cirka u eg sow kama wsnaagsana Calanka argagaxisada oo ku qaraabanaya towxiidka ogowna shacabka sool, sanaag iyo cayn ma waxaad mooday qaldaamiinta afka huuradaa leh.

  3. Lafaruugaawi says:

    Waalli khaniis
    Sus,aal QALDAAMIIN MAXAAD UGA JEEDDAA ❓ MA AFKA SOOMAALIGA MA YAQSSNAAN
    ANAGAA REER SOMALO FARTA GELINAY
    FLIKER GROOTE ANUS ADIGA ADDRESS KAAGA WAANNU HAYNAAYE KANIISADAHAAGA ISKA TUUGSO EDDADAA BAM OO BAM NA WAY KUGU SOO BIIRTEE
    VIVA JAMHUURIYADDA SOMALILAND

  4. laascanood man says:

    viva somaliya waa balan in aan dhulkeena u tashano ninkii hadlayaaba hayska hadlo maxaa hadal cid wax looga qaadi

  5. Yusuf says:

    Jaaliyadda macanaheedu waa dad masaakiina oo Imaaraadka u shaqa doontey oo aan siyaasad iyo dal toon war ka hayn.

  6. xamdi says:

    war idoorku waa dad an waxaba ahayn o sheeyeyeha dabada udhiqi yaqan viva somaliya viva khayre viva mohamed farmajo guuuul domaliya kanaxow nafta.waa

  7. xamdi says:

    war idoorku waa dad an waxaba ahayn o sheeyeyeha dabada udhiqi yaqan viva somaliya viva khayre viva mohamed farmajo guuuul s
    omaliya kanaxow nafta.waa

  8. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKKK. HA WAREERININA . DHULKU MA GUURO DADKAA GUURA. GUUUUUUL SOMALILAND . KKKKKKKK




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...