dahabshiil

Deg Deg Daawo:Garaad Cabdirashiid Oo Lagu Soodhaweeyay Balihadhac iyo Wacdaraha Ka Dhacay

Waxaa Maanta gaadhay Deegaanka Balihadhac oo ugu yaraan 30 Kiilo Mitir Dhanka Bari Kaga Beegan Degmada widhwidh ee Gobolka Cayn Garaad cabdirashiid Cismaan ismaacil waraaba dheere Garaadka Guuleed garaad.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cuqaasha nin garboodka dhalinta iyo Haweenka Deegaankaasi ayaa soodhaweyn Aan Hore Loo arag Usameeyay garaadkooda oo dhawaan beesha Guuleed garaad Ku Dooratay Deegaanka Banyaal ee gobolka cayn.

 

Waxgaradka deegaanka ayaa hadalo soodhaweyn ah ka jeediyay madasha loo diyaariyay garaadka iyadoona ugu danbayntii garaadku duco iyo dardaaran u jeediyay shacabka balihadhac,

 

Garaad cabdirashdii oo dhawaan lagu caleemo saaray banyaal ayaa haatan ku gudaha jira safaro uu ku tagaayo dhamaan deegaanka beesha guuleed garaad.isagoona garaadku hore u soo maray Banyaal,Dhalaamecune widhwidh iyo Balihadhac oo u maanta soo gaadhay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Lafaruugaawi says:

    Waar malaa meeshu waa Afgooyye ama Guntuwaarey ama Sablaale sababtoo ah Jamhuuriyadda somaliland ma MUNDULLO ayaa guri laga dhigtaa Xaar Lo,aad laga sameeyay
    Malaa waaba Jilib iyo Jamaame .
    I was never saw there is Hut houses 🏘 in somaliland

  2. Yuzra Lixle says:

    kkkkkkkkkk

  3. Somali Boy says:

    dhalforuug
    Burco boor badan ma ahan meeshani mudulo waa dhaqanka somalida asalka ah
    Idoorna daar la dhiso anagaa barnay iyagoo buuraha saran.
    cuqdad Daarood baad qabtaa ina gumeedyahaw duufka leh.

  4. Lafaruugaawi says:

    IGAAR SOMALO
    Buulo Eelay iyo Mahaddaay iyo Jiinka webiyada ayaa mundullada laga dhistaaye iyagoo xaarka Lo,da lagu dhammuuqay laakiin waligay meel somaliland ka mida oo reer qadaadweyn ku nool yihiin maan malaa waa addunyo geddoon❓
    Viva Repuplica della somaliland

  5. JEEGAAN WASE says:

    Guuuuuul iyo gobanimo garaad cabdi rashiid

  6. JEEGAAN WASE says:

    Yuzra lixle siil weyn siilka wayn isku qabo

  7. JEEGAAN WASE says:

    Dhalforuugaa weli miyaad halaysaa

  8. somalia waa mid says:

    Dhalforuugaa weli miyaad halaysaa

  9. Lafaruugaawi says:

    JEEGAAN NIMCO ROOBAAD VS ROOXAAN XABAALA QOTA Sida Dhidarka adiga kuuma taallee badaw yahaw habeedda hashaada iska cab
    Somaliland laguma qarwee
    Viva somaliland Republic

  10. Raage says:

    Raggan Garaadada aad ku sheegtaan maxay dhulbahante u qabteen, ugu yaraan waxay ahayd in ay dhulbahante mideeyaan si laysaga caabiyo iidoorka duullaanka ah, marka waxmatare kastaa intuu cumaamad iyo koofiyad soo xirto buu marba intuu tuulo yar booqdo baa xoolo loo qali!!
    dadkani waxay u baahanyihiin hoggaamiye maskaxdooda iyo muruqooda mideeya oo dhibka reerkan daashaday ka saara oo qayrkood gaarsiiya.
    uma baahna nin aan waxba ku soo kordhinaynin oo magac been ah iyo title uusan mudnayn isku sheega.

  11. Lafaruugaawi says:

    😀😀😀😀😀😀 🤪🤪🤪🤪Somalia waa mid 😀😁😁😁 good morning 😊 reer qadaad weyn iska niikiya reer jirriqaa kuukuuyo addoonsato
    Somaliland ma soo noqonaysaa sacabka timo ma ka soo baxaan❓ Never ever ever and ever reer dhaka dheer Jamhuuriyadda somaliland sankay idinka haysataaye car is xorerya fulay yahay cid Walina addoonsataa
    Xayaa
    Al
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Sooooooomaaaal

  12. khaatumo says:

    soodhawoow garaad soodhawood xafidulaah ilaahay ha ku xifdiyo cadowgaaga allah ha kaa xijaabo




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...