dahabshiil

DAAWO:-Dhibka Ugu Weyn ee Shacabka Dhulbahante Ay kuhayso dawlada Somaliya Oo Banaanka lakeenay Iyo xaalada Khaatumo.

DAAWO:-Dhibka Ugu Weyn ee Shacabka Dhulbahante Ay kuhayso dawlada Somaliya Oo Banaanka lakeenay Iyo xaalada Khaatumo.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Qayb diid says:

    Bismillaah

    Laari, Guutaale, Caynaanshe, arrinta reer Khaatumo way ka mug weyn tahay meeshaad ka eegaysaan. Qofku waxaanu aqoon u lahayn waa u cadaw. Dhulka reer Khaatumo shaqo guri weyn baa hor taal, ugu horayn, qof kasta ha is xisaabiyo, oo ha yidhaahdo, xagee wax ka qaban karaa, ummadan waxay haysato maxaan ku kordhin karaa. Laakiin burburin iyo sii furfur reer Ceergaabo weydii inta ka soo hoosaysa, maxay hayaan maanta? Maxay wax uga baran waayeen taariikhdii soo martay, ee qaybi oo xukun? Ummaddi ma jabto haddii ay midaysan tahay, haddiise ay is kala saarto waa laga shaqaysan, oo sidii la doono loo maamuli. Far keliya fool ma dhaqdo… Iyaga weeye anaga ma aha; anaga ma aha ee iyaga weeye. Fariido, halkaa ka wada

  2. xanuujiye says:

    Sool iyo sanaag waxa dega berlo badan lkn hal beel ayaa rabta inay tunka u ritaan goboladaas iyagoon waxba u ogolayn reer caunabo gar adag adhicadeeye xiis maaydh oog laasasurad dararweyne koolo yufle iyo qaar kaloo badan

  3. Mohamud says:

    Horta sool iyo sanaag iyo cayn aynu mid mid usoo qaadano
    1 sanaag dhulbahante intee inleeg ayuu gobolka ka degaa waa layaqaana degmooyinku ka koobantahay mamka dub u eega
    2 sool ma dhulbahanta wada dega mise waa lala dega boqolkiiba imisuu ka dega gobolka
    Buuhoodle waa degmo ka tirsan gobolka togdheer beelahaa degmada dega waa ayo degmadu imisa degmo ayay ka koobanyahay tan iyo 1960 intii doorasho dalka ka dhacday 2 mudane ayay buuhoodle ku lahayd gobolka togdheer 2 mudane mid uunba dhulbahante ahaa waa degmo lawado dego
    UGU DANBEESTII GOBOLADA MA JIRO GOBOL REER KELIGII DEGO MANA JIRAYSO REER KELIGII MAAMUL GOBOLEED NOQONKARA
    FADLAN CAY IYO AFLAGAADO REEBAN

    • Qayb diid says:

      Maxamedaw ku qabso ku qadi meysid laguma hantiyi karo taako dhul adduunka. Haddii aad aragtay looga hadh reer Sanaag ah ama Sool ah, ha ku khaldamin.

      Tujuuma iyo Sablaale iyo Kuntuwaaray+ Muuqdisho. Dadka reer waqooyigi waxay ku lahaayeen dhul iyo degaan, maanta ma sheegan karaan? Sool iyo Sanaag iyo Cayn waxa leh oo Alle ku beeray waa ilma Siciid, haddi cid la soo degtay Somaliya oo ay kula nool yihiin dhib kuma jiro. Laakiin dhulka dadkii Alle ku beeray baa degan, oo leh.

  4. Hassan says:

    Beeshii mooda in ay Somaliya( AMISOM)maruun dib-u-xukumi doonto Soomalilaand ama Hargeisa; Laascaanood iyo Boorame, Wallaahi dhoorkaa ku daali doona oo dadkeey aad uuga sii danbeeyn doonaan ee yaa haya wax uu aragtidaa ku beeninayo.

  5. Warsame says:

    Anigu waxaan layaaba ninka Idoor ee dagmooyin ka sheekeeya somali 96 degmo bay lahayde bal Idooroow imisaad ku lahaydeen waa wax lagu qoslo walaahay Baligubadle oodwayne iyo ceel afwayn caryaa mid 4 raad sheegi kara qaar baa orondoona Gibilay dee gibilay waa lawada dagaa oo niman Samaroon baa ladaga

  6. keligiiduul says:

    DHIBKA UGU WEEYN EE DHULBAHANTE HAYSTA WAXAA UGU WACAN OO KA DAMBEEYA
    1- Cali khaliif iyo Beeshiisa reer nebixaasid ilma madareemin
    2-Bee4sha SNM oo aad u fahantahay sida dhulbahante loo kala qaybiyo, reer reerna la isugu dhiibo,iyagoo adeegsanaya lacag iyo jagooyin ama wasiiro iyo wixii la mida
    3 Beesha Majeerteen oo iyada lafteedu madaxa kaga taagan in reer harti ah oo aan majeerteen ahayni wax noqdo. Dhulbahantena sigaara siyaasad ahaan u colaadisa. Dowlada federaalkana ku tidhaahda haddaad dhubhanate aqoonsataan taageerada siyaasadeed baan idin kala laabaneeynaa.
    4- Doowlada federaalka oo aan ku dhiiran karin in ay SNM iyo majeerteen rrunta u cadeeyso oo tidhaahjdo waan aqoonsaneeynaa dhulbahante.
    5-laakiin dhibaatada ugu weeyni waa dhulbahante oo aan isku kalsooneeyn isaguna cadoow isu ah, in kastoo beesha ma dareemin ay tahay beesha ugu xun ee cuqdada ka qaaday wada jirka dhulbahante.
    Beeshaan waa beel mar walba oslan oo dabada u waraaryeysa in labada wan ee SNM iyo dhabayoco osliyaan ama saartaan.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Markaa dhul

  7. Binary Operation says:

    warsame

    ha is xiijin saaxiib, waad ogtahay simply waxa la isku hayaa waa siyaasad,

    aniga siyaasadaydu waa iibsamaysa, adigase taadu ma iibsamaysaa horta? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii aad keento sheekada qabyaalada anoo reer hebel ah.

    waxaad soo qufatay waa belaayo weyn. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ogow sanaag horta majority waa isaaq, dadka isaaq kusoo xiga waa warsengeli.

    gobolka sool waad ogtahay, xudun distirct iyo caynabo district waa isaaq, laascaanood district iyo taleex district uunbaad pure u degtaa, caynabo totally waa isaaq, xudun na isaaq waa ku xoogan yahay deegaamo badan buu ka dega ay kamid tahay cirka dogoble iyo qaar kaloo faro badan.

    buuhoodle waad ogtahay waa district ka tirsan gobolka togdheer, magaalooyin badan oo hoostaga waa isaaq.

    dee waad garanaysa hadii sheekada qabiil keento, reer waqooyi dhulalka way wada degaan.

    gabiley samaroon ku way nala degaan, laakiin ma sheegan karaan waana sababtay awdal estate ku jabtay. illaa arabsiyo ayay is yidhaahdeen sheegta, arabsiyana waa la wada dega oo waaba gobolka maroodi jeex, arabsiyo iyo gabiley ba.

    kolka dadku waxay ku wada nool yihiin nabad.

    hadii aad siyaasad wado kaalay bulshada gobolka wada qanci weeye, hadii kale talaabo bari kaga bax weeye. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    khaatumo waxay u shaqayn wayday horta kumay xisaab tamin dhulka in la wada degan yahay.

    hadii aad sheeko beelaysan keentana adiga og sidaad hadhow fidmadaasi uga dabaalan doontid. waa la isku raran yahay.

    nina wax iskama gaadhi karo, beelna wax iskama goosan karto.

    ama dadka wada qanci hadii kalena aayar ka fadhiiso weeye talo.

  8. Dahir says:

    War dhulbahante Alle mooyee cidnah uma baahna , uma ay baahna federaal , somaliland , puntland iyo cid kale toona …Dhulbahante inta ay midoobaan qoriga ha qaataan dhulkoodana ha difaacdaan ..Wax kale yeeysan isku mashquulin .

  9. Dahir says:

    RRA Rahanweyn Resistance Army waxaa la aas’aasay 1995 si dhulka Bay iyo Bakool looga saaro SNA …waxay dagaalamaayeen ilaa 1999 oo ay dhulkoodii oo dhan ka saareyn Hawiye SNA ..Maanta Digil iyo Mirifle waxay xukumaan ilaa iyo afgooye maamulka Koonfur Galbeed…Waxaa Itoobiya kala hadley AUN Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo marka hore SNA ka diidey in Raxanweyn dhulkooda looga baxo haddii Soomaaliya dawlad laga rabo …
    Hadaba maxay ku kala duwan yihiin RRA iyo SSC ( KHATUMO ). RRA raggii aas’aasey waxay ahaayeen dad mintidiin ah oo hadafkooda ahaa in dhulkooda ay ka xoreestaan qabiilka Hawiye oo xooga ku heesta …xilligaas Hawiye wuxuu ahaa qabiilka ugu xoogweyn Soomaaliya ugu hubka badan uguna arxanka daran …ciddii ka hortidaama cagta ayeey marinjireen ..Laakiinse dhallinyaradii RRA waxay cashar lama ilaawaan ah u dhigeen Hawiye iyo Huseen Maxamed Faarax Caydiid …..
    SSC bilow fiican ayeey ku bilowdey xoreynta dhulkooda Sool , Sanaag iyo Cayn oo waxay argagax iyo firdhad ku rideyn qabiilka Isaaq oo rabey in uu si fudud ku qaato dhulkooda …Hase yeeshe markii loo gudbey wejigii labaad SSC ee dhismihii KHATUMO ayuu Dhulbahante isku dhexyaacey …Saddex Madaxweyne , anaa amiir waa anta amiir waana halka uu Isaaq ka faaiideystey in uu aad u kala qaybiyo Dhulbahante si ay ugu fududaato in uu hantiyo dhulka Dhulbahante ….Arrinta kale ee Dhulbahante u nugliyey Isaaq waxay tahay abaaro ba’an oo isxigxiga oo dhulkooda ka ddhacay …Hadaba ifafaalaha waa sidee…
    Waxay u egtahay in colaadaa ka taagan mandhiqadaas ay wax yar sii soconkarto ka dibna ay reer weliba tiisa ay meel ku tuuridoonto …

  10. Warsame says:

    Waxaa soo qoraala mawaxaa kugu kalifay isaaqu imisa dagmo buu soomaliya ka dagaa su aashan ku waydiiyay kamaad jawaabin ee waxaad sheegtay uun in Gobolka togdheer isaaq qudhi aanu lahayn ee lawada dago waana sababta aad wali aqoonsiga u la adahay Sow ma ogid gobolka Bari inuu dhulka isaaqa oo dhan ka wayn yahay warsangali baad soo qaaday warsangali ma isaaqba laangaab yahow waa niman Hartiyee markaa anigu waxaan idin kugula talin lahaa sheekooyinkan dagmooyinka ceeb baad uga dhacaysaan faraha ka qaada waayo reer somaliyeed oo idinka dhul yari majiro

  11. axmed says:

    Hadii Harti idinla degi lahaa, maanta Bogcadiina la idinkuma qabsadeen, mida kale cidaas midnimo ma yeelan karaan. talo iskuma raci karaan. war maxaad tihiin. Dabacayuun oo aad ka qaylineysaan ayaad ogoshihiin in ay idinla degto. walaahaanan habeen u oran kari waad ku badbaadeysaa inta aad seexato. kuwa hada magaaladoodii ku haystana magaalada ayey deganyihiin. marka iyaga iska raaca. qayladana joojiya.

  12. Binary Operation says:

    Warsame

    Daaroood population ahaan wuxuu ka yahay dhul kii British Somaliland la odhan jiray EE xoriyada qaatay 26 June waa less than 10%. Lol kkkkkk

    Gobol ka sool hadii population ahaan la eego caynabo ayaa ugu weyn. Degaan ahaan Horta caynabo waad ogtahay waa isaaq purely lol kkkkk

    Xudun na 60% waa isaaq. Kolka hadii xaga population ka la eego sool Horta isaaq ba ugu badan oo leh, hadii xaga deegaanka la eego 50 50 baa loo wada dega.

    Hadaad deegaan ahaan rabto dee 50 50 weeye, hadii population ahaan la sheegana isaaq ba ugu weyn oo sool na Iska leh. Lol kkkkkkkk

    Sanaag ha isku soo qaadin 80% population ahaan was isaaq. Hadiise degan ahaan la sheego sida UN ta ka register garaysan sanaag waxay ka kooban tahay waa badhan, ceerigaabo Iyo ceel afweyn. 3 districts. 2/3 deegaan ahaan sanaag waa isaaq, daaroodku 1/3 bay degaan waa deegaanka badhan. Lol kkkkk

    Togdheer na population ahaan 99% waa isaaq, laakiin deegaan ahaan hadii la sheego kuma lihid deegaan dhamaystiran lol kkkkkkkkk

    Since togdheer ka kooban tahay oodweyne. Rico Iyo buuhoodle. Dee boohoodle 50 50 ba loo wada degan yahay.

    Kolayba population ahaan gobolada aad sheegatay waan kaaga badanahay. Deegaan ahaana dee waad ogtahay sool waa 50 50 waa loo wada dega. Sanaag aniga ku hogaaminaya 2/3 oo idinku 1/3 baad ka tihiin taasi waa deegaan ahaan. Population ahaana aniga kaaga badan gobol ka.

    Buuhoodle na waa degmo 50 50 loo wada dego population ahaana waa la is leeg yahay. Burco Iyo oodweyne shaqoba kuma lihid Haba isku soo qaadin. Lol kkkkkkkkk

    Hadii aad qabyaalada dayn waydaan laascaanood Iyo taleex 50 50 baa loo wada yeelan. Lol kkkkkkkk




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...