dahabshiil

DAAWO;-Jahwareerka Dhulbahante Heysta Oo Dusha Laga Saaray Kooxdii Cali Khaliif Aqoonyahno Iftiimiyay Waraysi Dheer.

Gudoomiyaha Guurtidda Aqoonyahan Abshir Cawil Cali Dhiif iyo Eng Cali Xaji Cige oo aan ka waraystay arimaha degaanka Khaatumo waxayna si qoto dheer oga hadleen Jahwareerka ka jira dhulka Sool Sanaag iyo Cayn

Halkan Ka Daawo

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Qayb diid says:

    Allekuuma naxariisto Abshir Cawar, hore Cali Ciise buu Ugaadhyahan ku xaday, maanta ma Cali Cige ayuu kooxdiisii wejiya xun ee xumaha ka shaqaysa ku biiriyey. Waxba ummadan uma haysaan aan ka ahayn oohin. Nabad qaadashada waa raganimo, laakiin siil aan dagaalamayn cadawgoodiina hoos jiifa, Garowe iyo…, qof kasta canjarafaynaya baa u daran, iyo rag iyo dumar aan is dhaamin. Shalay waxay haysteen Cali xaaji Cige oo ay lahaayeen lacag buu naga xaday, maantana waakuwaa tubtoodii ku ritay. Allaa kariim. Wali Cali Xaaji ixtiraam buu naga mudan yahay, ma aha sida haaweyda/hoosyaalada ah

  2. Yusuf says:

    Yarksna waxa loo aqonsadey in uu soo daayo barnaamika uugu faa’iidada daran shanta soomaaliyeed.

  3. Dahir says:

    Waxaan fadhiyey goob professor cali khalif galaydh lagu weydiiyey sababta uu wareysi kasta uu bixiyo uu ugu soo daro cayda iyo cadaawadda majeerteen …
    Intuu dhoolacaddeeyey oo dhinacyada eegey buu yiri ” ma wax kale beey dhulbahante igu taageeraan , intaas baan dhulbahante ku wadaa , haddee ogaada waa inoo sir arrinkaas buu sii raaciyey ” .

  4. HARTI LAND says:

    cadaawad muxuu cid kaga qaadayaa dhulbahante iyo majeerteen hal oday baa dhalay macnaysta idinku xataa haday is nacaan ma kala tegayaan
    markaa miyaydaan ogayn odaygu inuu xanuunsanayo sanadihii u danbeeyey horena uma dhalan qof qiima leh maxaan cunaa oo keliya waana saqajaan

  5. Land of Punt says:

    Kuwaan waa kuwii Cali Khalif siray..kkkkkkk
    Khatumo waxay ahayd project Siilanyo iyo Khaliif ugu darayeen Somaliland beesha Dhulbahante, ninkaan hore u ogeyn dee hadaba ogow.

  6. Land of Punt says:

    Isweydii sababta Dhulbagante iyo Majeerteen isugu dhaceen, ileen parleman iyo hay’adaha dowladda loogama sad badnayne, madaxweynaha haloo tartamo ninki parlemanka 66 ah kasoo dhamaysta.
    Maxamud Saleban 9 cod ku leeyihiin, oo codkooda meesha kuma fadhiyaan oo xitaa u codayn Majeerteen waayo 21 cod, Dhulbahante 17..
    Waxaa qiilooga keligood meesha haysta..kkkkkkkk
    Nin iswediiyey ma jirin war xagee salaadu iska qaban la’dahay.
    Jaahwareerkii loogu talo galay markuu yimid hadda waagii ku baryey.
    Shalayna colaad iyo kala qaybin laga shaqeynayey oo xitaa la oran; beelaha Harti oo deriska ah makala maarmaan oo Khatumo duurka ku jiraymayso ee joojiya aflagaada iyo nacaybka.
    Wixii aan kala tabanayno iyo hadaan kala guurayno ka wada hadalno ileen cidna guurimaysee.
    Majeerteen waa idiin samrin waayo waxay ogyihiin dabinka loo dhigay Dhulbahante.
    Nin waxa soo socday ogeyn wax joogana ma garan karin.
    Cali Khalif dad rigaysan karo ayuu helay danihiisana ku fushaday sidii Xaglotoosiye oo ka horeeyey.
    Talo: midooba idinka oo cidna caayin oo maagin, markaas idinka ayaaba cidna idinku soo xadgudbayn dhulkiinana u tashan waxaad ka yeeli lahaydeen.
    Wb towfiiq.




Deg Deg Daawo Sawiro::C/wali Gaas Booqday Qabriga Daarood Ismacil,
- Sep 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya duleedka Hadaftimo ee Gobalka Sanaag ayaa sheegaya in Madaxweyne Dr ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Ka Hadlay Socdaalka C/wali gaas Gobolka sanaag,
- Sep 20, 2018
Golaha wasiirrada Somaliland oo u Shir gudoominaayay Hogaamiyaha Maamulka somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ...
Deg Deg Daawo Video’Hadaynaan U Midoobin Daarood Weynu jabayna’
- Sep 20, 2018
Mid kamid ah siyaasiyiinta maamulka snm oo warbaahinta kula hadlay burco ayaa sheegay in ...
Deg Deg Daawo Video:Dr Cartan Oo Ka Hadlay in cudur laga qaado Tarmuusyada Shaaha,
- Sep 20, 2018
Dar Cartan oo kamid ah dhakhaaatiirta ugu waaweyn puntland ayaa ka hadlay mashruucan indho ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidamada Galmudug,
- Sep 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo habeenkii xalay ka dhex ...