dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah Dhagayso:Ciidanka Galmudug Oo 48-Saac U qabtay Madaxweyne Xaaf Sababta,

Ciidamada Booliska ee Maamulka Galmudug ayaa 48saac u qabtay in maamulka Galmudug ay ugu jawaabaan cabasho ay qabaan ciidamadaasi, kuwaas oo kacabanaya in eysan helin xaquuqdii ay la haayeen.

HALKAN KA DHAGAYSO

Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa tilmaamay in dhowrkii sano ee la soo dhaafay ey nan arag xuquuqdii ay la haayeen, sida mushaarkoodii, Gunadii, daryeel, dalacsiin, iyo waxyaabaha kale ee ay mudnaayeen, isla markaana ay waayeen cid ka hadasha hadii ay ahaan lahaayeen Madaxda sare Dowladda federaalka, Madaxda maamulka Galmudug iyo Taliska Booliiska ee maamulkaas.

Ciidamadaan ayaa ku dhawaaqay shaqa joojin ilaa iyo inta looga soo jawaabaayo, warar hoose oo Khaatumonews heshay ayaa tilmaamaya in ciidamada shaqada joojiyay ey ka badan yihiin 570 askari iyo saraakiishoodaba.

Xidhiidho ay khaatumonews la sameysay saraakiisha ciidamada Booliska maamulka Galmudug ayaa waxay sheegeen in maqleen shaqa joojinta ciidamada Booliska Galmudug ay ku dhawaaqeen laakiin ay ka jawaabi doonaan saacadaha soo socda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...